2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo La Dagaallamaya Musuqmaasuqa Agaasimaha Hay’adda Asteenta maamul wanaagga Puntland Cabdiraxmaan Guureeye ayaa sheegay in maamulkooda uu usoo jeysatay sidii looga hortagi lahaa in uu baaho musuqa, loona baahin lahaa maamul wanaagga. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban Qaabada Doorashada Jubbaland Oo Laga Dareemayo Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa si aad ah looga dareemayaa diyaar garowga loogu jiro doorashada madaxtinimada Jubbaland e la filayo in 15-ka bishaan ay ka dhacdo magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Marka Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Dagaal qaab beel u abaabulan ayaa shalay waxa uu ka dhacay magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaaladdaan oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Gobalka Shabellaha Hoose Ka Billaabay Howlgallo Lagu Qaadayo Isbaarooyinka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa deegaanno badan oo ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, waxa ay ka bilaabeen howlgallo lagula dagaallamayo kooxaha dhigta Isbaarooyinka. Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin:Kulankii Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelle iyo Qodobadii Lagu Heshiiyay Kulan maanta Sabti ah August 8, 2015-ka ka dhacay magaalada Muqdisho isla markaana looga hadlayay sidii maamul loogu sameeynayay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa waxaa laga soo saaray dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg : Heshiiska Maamul U Sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo La Saxiixay Waxaa hadda qalinka lagu duugey heshiiska maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe , waxaana goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa heshiiska wax ka saxiixay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtida Somaliland Oo Diiday Codsi Kaga Yimid Madaxweyne Siilaanyo Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta diiday codsi uga yimid madaxweyne Siilaanyo, ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa. Codsiga uu soo jeediyay Siilaanyo ayaa ahaa in Golaha ay wax…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Soomaaliya Horumar Ayeey Ka Sameysay Arimo Badan Oo Jiray” Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News waxa uu kaga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Kay ayaa mar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Socda Magaalada Marka Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal beeleed, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Xabsiga Dhigay Wasiirka Caafimaadka Jubbaland Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay xabsiga dhigeen gabal dhacii shalay, wasiirka caafimaadka maamulka Jubbaland. Wasiirka oo lagu magacaabo Xasan Daahir Yarow…