1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Turkiga Waxa Uu La’yahay Dowlad Kala Shaqeysa Mashaariicda Ay Dalka Ka Wadaan Guddoomiyahii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku ammaanay dowladda Turkiga in wax badan ay ka qabatay adeegyada bulshada ee magaalada Muqdisho, balse ay la yihiin dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan “Baaritaan Ayaan Ku Wadnaa Qaabkii Shacabka Loogu Dilay Halgan” Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan dhacdo maalin kahor ay askar ka mid ah ciidamada Itoobiya ku dileen dad shacab ah oo ku sugnaa deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Shaaciyay Tirada Musharraxiinta Ee Codsigooda Gudbiyay Guddiga Doorashada maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday tirada Musharraxiinta ay illaa iyo iminka ka hayaan codsiga musharraxinimo iyo waqti harsan. Afhayeenka guddigaasi Xildhibaan Xuseen oo warbaahinta kula hadlay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Dagaallada Dowladda Iyo AMISOM Kula Jiraan Al-shabaab Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay qaabka ay u socdaan hawlgallada milateri ee dalka looga sifeynayo kooxaha nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Ku Eedeysay In Hub Iyo Ciidan Ay Ku Daabuleyso Galgaduud Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in degmada Cadaado ay kusoo daabuleyso hub iyo ciidan fara badan oo ay sheegeen in uljeeddo gaar ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dadkii Askarta Itoobiya Ku Dileen Deegaanka Halgan Oo Dowladda Soomaaliya Fariin u Diray Ehlada Shan ruux oo ciidamada Itoobiya ku dileen duleedka deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in dedeg ay arrintaasi jawaab uga bixiso. Salaad Diiriye Cabdulle oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Gedo Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Degmada Doolow Waxaa maanta lagu qabtey degmada Doolow ee Gobolka Gedo xaflad balaaran oo lagu caleemo saarayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed oo maalinidii darraad uu xilkaasi u magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Gaaray Baydhaba Iyo Soo Xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Maanta Bilaabanaysa Magaalada Baydhaba ee gobalka Baay waxaa maanta gaaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, halkaasi oo maanta ay ka bilaaban doonto soo xulista xildhibaanada baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Kusoo Caariyay Xeebta Degmada Eyl Ee Gobalka Nugaal Markab Kalluumeysi oo ay leedahay shirkad laga leeyahay dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in uu kusoo caariyay xeebta degmada Eyl ee gobalka Nugaal. Maamulka degmadaasi iyo ciidamada badda Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya Oo Lix Qof Shacab Ah Ku Dishay Gobalka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ka midka ah howlgalka AMISOM ay Lix qof oo shacab ah ku dileen duleedka deegaanka Halgan…