1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland “Askarigii Aan Ku Arko Isaga Oo Ku Qayilaya Meel Shaqo Waa Ruqso” Taliyaha cusub ee ciidamada Booliiska maamulka Puntland Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf Afgaduud ayaa maanta digniin siiyay ciidamada Booliiska maamulkaasi iyo saraakiishooda, taasi oo ku saabsan in aanay Qaad ku cuni karin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Asluubta Ee Gobalka Hiiraan Oo Ka Warbixyay Weerarkii Lagu Qaaday Xabsiga Baladweyne Taliska ciidamada Asluubta ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar habeenkii xalay ahaa ay Xarakada Al-shabaab ku qaadeen xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne. Taliye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Degmada Afgooye Oo Lagu Billaabay Dayactir Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay billaabeen dayactir lagu sameynayo dhammaan wadooyinka ugu muhiimsan ee degmadaasi. Cumar Maxamed Muuse oo ah xoghayaha maamulka degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Itoobiya oo La Wareegey Saldhiggii Ugu Weynaa Alshabaab ee Hiiraan Warar hadda naga soo gaaraya gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ka socda in ay la wareegeen deegaan Buq Aqable , halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsuliyadda Mareykanka ee Istanbul oo Howlaheedii Hakisay Kadib Markii La Weeraray Qunsiliyadda Mareykanka ee Istanbul ayaa howlaheedii hakisay kadib markii weerar ay ku soo qaadeen labo nin oo hubeysan. Wararka waxaa ay sheegayaan in Labada nin ay carareen halka la xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Looga Shakiyay Al-shabaab Oo Lagu Xiray Kenya Ciidamada Dalka Kenya ayaa qabtay Laba qof oo ay sheegeen inay uga shakiyeen in ay ku biiraan Xarakada Al-shabaab. Labadaan qof ayaa lagu kala magacaabaa Salma iyo Sakariye Omwenga, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Baaritaan Ku Sameynaysa Shacabkii Lagu Dilay Halgan Taliska AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan shacab maalin ka hor ay ciidamada Itoobiya ku dileen duleedka deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Taliyaha ciidamada AMISOM…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Linda Sarsour oo ku Socotaa Wadadii Malcolm X Linda Sarsour waa gabar asal ahaan kasoo jeeda Falastiin, waa Newyorker, waxaa ay ku dhalatay kuna soo barbaartay Brooklyn, waa gabar shaqeysato, sidoo kale waxaa ay u ololeysaa arimaha haweenka, xuquuqul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Koox Hubeysan Oo Weerar Ku Qaadday Xabsiga Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa weerar lagu qaaday Xabsiga magaaladaasi. Koox hobeysan oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Magaalada Hargeysa Oo Rasaas Khasaare Geysatay Ku Furay Dad Shacab Ah Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa ku waramaya in habeenkii xalay ahaa uu isku dhac dhex maray ciidamada Booliiska ee magaaladaasi iyo sidoo kale dad shacab…