1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Milatariga Somaliland Oo Dil Iyo Dhaawac Ka Geystay Magaalada Boorama Warar goor dhaw naga soo gaaraya magaalada Boorama ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Somaliland uu rasaas ku furay Taliyahii aagga galbeed ee Miltariga maamulkaasi iyo ilaalo la socotay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Kasoo Saartay Shaqaaqadii Ka Dhacday Hargeysa Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa ka hadashay Shaqaaqo habeen kahor ka dhacday magaalada Hargeysa, taas oo u dhaxeysay dad shacab ah iyo ciidamada Booliiska. Wasiirka wasaaradaasi Cali Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Cabaas Gurey Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidamada Jubbaland Ee Gedo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu taliyaha ciidamada Jubbaland ee Gedo ugu magacaabay Korneel Cabaas Ibraahim Gurey, iyadoo taliye ku xigeenna loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Degmada Diinsoor Oo Dhawaan Lagala Wareegay Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa socod ku maraya qaar ka mid ah degmooyinka iyo deegaanada gobalka Baay, isaga oo arrimo badan u kuur galaya. Shariif Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobalka Mudug Deegaanno badan oo ka tirsan gobalka Mudug ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto Biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka Bacaadweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Hilowle Aadan Oo Ka Mid Noqday Musharraxiinta Jubbaland Hilowle Aadan Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaankii KMG ahaa, kana mid ah aas aasayaashii maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxa uu kaga dhawaaqay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey“Si Waajibkeena u Gudunno Waxaa Ka Faa’ideysan Doonnaa Taageerada iyo Wada shaqeynta Dhamaan Dadka ay Shaqada nagala Dhaxeyso” Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa war saxaafadeed ay soo saareen maanta ku sheegay in howshooda u gudan doonaan si sharaf iyo karti ku jirto. Guddiga waxaa uu intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Miino Oo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Halgan Ee Hiiraan Deegaanka Halgan ee Gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo sababay Khaasaare dhaawac u badan oo soo gaaray dad shacab ah. Goob Maqaaxi ah oo dadka…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Heshiisyada Shidaalka iyo Shirkadaha Lala Galay Goobjoog News waxa ay wadaa warbixino taxane ah oo aan ku eegeyno eedeymihii musuqmaasuqa ee shirkadda shidaal baarista ee SOMA Oil and Gas, kadib markii aan helney nuqul ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Degmada Bardaale Kula Kulmaya Saraakiisha Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay degmada Bardaale ee gobalka Baay, halkaasi oo kulamo uu kula leeyahay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.…