1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Harriet Matthews Oo Gaartay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in halkaasi goor dhaw ay gaartay Harriet Matthews oo ah safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya iyo wafdi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose looga dhawaaqo guddiga doorashada ee maamulka KMG ee Jubbaland. Baarlamaanka Jubbaland ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Howsha Loogu Gurmanayo Soomaalida Yemen Wey Soconaysaa” Gudoomiyaha guddiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay howsha gurmadka ah ee loogu jiro shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban Yemen lasii wadi doono, islamarkaana wejiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Saameynta Federaalka Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa lagu qabtay kullan ballaaran oo aragti la’isku weydaarsanayay, kaasi oo looga hadlayay saameynta Federaalka iyo arimo kale oo muhiim u ah nidaamkaasi. Waxaa kulankaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Xagga Dhismaha Iyo Amniga Oo Laga Dareemayo Magaalada Baladweyne Isbedal dhan walba leh ayaa laga dareemayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, iyadoo magaalada uu ka socdo dib u dhis aad u ballaaran. Waxaa lagu guuleystay dhismaha wadooyin badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Marka Oo Shacab Badan Ka Barakacayaan Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose, waxaa maalintii Labaad ka soconaya Barakac baahsan oo ay sameeyanaa inta badan shacabka halkaasi ku dhaqan. Xaafadda ugu badan ee dadka ay ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiigsiga Aanan La Gaareynin iyo Hirashada 2036-da Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho kusoo gabogaboobey shirka Hiigsiga Cusub kaasi oo laga soo saaray qodobo badan, la’iskuna afgartay. Kadib 2 maalmood oo la shirsanaa, 120 ergo oo isugu jira kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda : Sanadkani Dhamaadkiisa Waxaan Gaari Doonaa Isku Filnaansho Dhaqaale War kasoo baxay dowladda federaalka ayaa lagu sheegey in sanadkani dhamaadkiisa ay dowladda gaari doonto isku filnaansho dhaqaale. Akhris Warkan oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa 28kii July…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ahlu-sunna Oo Xabsiga Dhigtay Shan Wariye Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa degmada Dhuusamareeb lagu soo waramayaa in ay ku xireen degmadaasi wariyayaal ka howlgala qaar ka mid ah warbaahinta dalka. Wariyayaashaan oo tiradoodu gaarysa 5, ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Dastuurka Federaalka oo Ka Qeybgalaya Shirka Ansixinta Dastuurka Jubbaland Wasiirka dastuurka dowladda federaalka ayaa ka dagay magaalada Kismaayo halkaasi oo uu ka qeybgalayo shirka lagu ansixinayo dastuurka Jubbaland ee dhawaanta la qorey. Dastuurka ayaa waxaa ansixinaya illaa 300 ergo,…