3 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Ka Dhacday Yemen Oo Lagu Bogaadiyay Goobjoog News (Sawirro) Munaasabad si weyn loo agaasimay oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Jamciyadda Saciida ee arrimaha qaxootiga iyo maamulka gobolka Xadarmuud ayaa lagu qabtay magaalada Mukalla ee gobolka xadarmuud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyay Xalinta Beelahii Ku Dagaallamay Deegaanka Deefow Ee Hiiraan Guddi dhawaan loo xil saaray in ay xaliyaan dagaal beello walaalo ah ku dhex maray deegaanka Deefow ee gobalka Hiiraan ayaa rajo waxa ay ka muujiyeen in ay xaliyaan dagaalladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dhameystirka Hiigsiga oo Muqdisho Lagu Qabanayo Maalinta Bari Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegey in 29-ka bisha July, oo ku aaddan maalinta bari ah kaasi oo looga hadlayo dhameystirka hiigsiga 2016-ka. Shirkani oo ay ku balansanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cunno La’aan Haysa Qoysas Badan Oo Ku Dhaqan Deegaanka Faafax Dhuun Ee Gedo Maamulka deegaanka Faafax Dhuun ee gobalka Gedo ayaa ka deyriyay xaaladda nolooleed ee qoysas ku dhaqan deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Aadan Shuqul Nuunow oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama “Uma Baahnin In Aan Ciidamadeena u Dirno Soomaaliya, Inta Ay Noo Joogto Itoobiya” Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa dalkaasi ku amaanay dagaalka ay kula jiraan, Kooxaha uu ugu yeeray Argagixisada ee ku sugan dalka Soomaaliya. Obama oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Wax Ka Qabanaya Nadaafad Darri Ka Jirta Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wax uga qaban doonaan nadaafad darri ka jirta xaafado ka mid ah degmadaasi. Gudoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ayaa loo doortay maanta Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka qaranka, ku xigeenka waxaa loo doortay Sayid Cali. Hadaba Waa Tuma Xaliimo Yarey: Guddoomiyaha Guddiga farsamada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Doortay Gudoomiye Iyo Ku xigeenkiisa Guddiga Doorashooyinka qaranka ayaa goor dhaw magaalada Muqdisho ku doortay gudoomiyahooda iyo ku xigeenkiisa, ka dib doorasho dhacday. Gudoomiyaha gudigaasi ayaa loo doortay Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Yarey), halka ku xigeenna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Siilaanyo “Waan Diyaarinay Wax Walba Oo La Xiriira Doorashooyin Ka Dhaca Somaliland” Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay eedeyn dhawaan uga timid xisbiyada mucaaradka ah ee maamulkaasi, iyo qorshaha doorashooyin waqtigii lagu ballamay dhaca. Siilaanyo ayaa sheegay in xukuumadiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Gedo Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Kala Wareegeen Deegaanno Hor Leh Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen deegaanno hor leh oo ka tirsan gobalkaasi. Cabdullaahi Cismaan Isaaq oo ka…