2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ku Sugan Cadaado Oo Ku Taliyay In Khilaafyada Ka Jira Maamulka Galmudug Lagu Dhameeyo Wada Hadal Siyaasiyiinta ku sugan magaalada Cadaado ee gobalka Galaduud ayaa qaarkood waxa ay ku taliyeen in wixii khilaaf ah ee ka jira maamulka Galmudug lagu dhameeyo wada hadal iyo is afgarad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabellaha Dhexe Oo Feejignaan Ka Muujinaya Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka gobalka Shabellaha dhexe ayaa feejignaan ugu jira sidii looga hortagi lahaa fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle oo Sanad walba fataha. Guud ahaan deegaanada wabiga uu inta badan ka fatahayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Kaliil “Fartaag Waxaan Isku Af Garanay In Shir Siyaasadeed La Qabto” Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo muddo badan maamulayeen Al-shabaab ayaa durba waxaa soo baxayay kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Shalay Ee Hotel Jazeera Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Afgooye Oo Laga Shiray Degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga degmadaasi, kaasi oo ay wada yeesheen maamulka degmada Afgooye iyo ganacsatada degmadaasi. Kulankaan oo saacado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Socday Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Soo Gabagaboobay Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa lagu soo gabagabeeyay Shir muddo Seddax maalin halkaasi ay ku lahaayeen Labada Xisbi Mucaarad Somaliland ee UCID iyo Wadani, kaasi oo arimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Jubbaland Iyo AMISOM Ayeeynu Ka Wada Hadli Donnaa Arinta Jaamacadda Kismaayo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in maamulka Jubbaland iyo taliska ciidamada AMISOM ay kala shiri doonaan arinta ku aadan ciidanka degan xarunta Jaamacadda Kismaayo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro : Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Hotel Jazeera Halkan waxaad ka daalacan kartaa qaar ka mid ah sawirada dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hoteel Jazeera ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la geeyey isbitaalka Madiina.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suxufiyiin Ku Waxyeeloobey Qarixii Hoteel Jazeera Labo suxufi oo ka tirsan taleefishinka Universal ayay waxyeelo kasoo gaartay qarixii maanta ka dhacay Hoteel Jazeera, midkood ayaana ku dhintey, midna waa uu ku dhaawacmay. Maxamed Cabdikariim oo taleefishinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Kismaayo Tababar Uga Furey 1350 Ciidanka Xoogga Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah daaha uga rogey hawlgelinta 1350 askari oo…