1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabasho Laga Muujiyay Isbaarooyin Yaalla Duleedka Degmada Afgooye Darawalada Gaadiidka ee ka shaqeeya degmada Afgooye iyo deegaanada ku dhaw ayaa ka cabanaya Isbaarooyin kusoo batay deegaano hoostaga degmadaasi, kuwaasi oo dhac loogu geysto shacabka gaadiidka saaran. Deegaanada ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Puntland Oo Sheegay In Dib u Habeyn Casri Ah Ay Ku Sameynayaan Maxjarada Ku Yaalla Deegaanadooda Maamulka Puntland ayaa sheegay in qarash badan ay ku bixin doonaan hagaajinta iyo dib u habeynta maxjarada ku yaalla deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo. Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha ee Puntland Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Yaxye Cali Ibraahim Oo Rajo Ka Muujiyay In Dalka Doorasho Ay Ka Dhacdo 2016 Professor Yaxye Cali Ibraahim oo ah gudoomiyahii soo xulay guddiyada Doorashooyinka, Xuduudaha iyo Federaalka ayaa sheegay in sanadka 2016-ka dalka guud ahaan ay ka dhici doonto doorasho ay dadka codkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Baaraya Dilkii Xildhibaan Cabdullaahi Baantu Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno ku aadan sidii ay usoo qaban lahaayeen dadkii ka dambeeyay weerarkii shalay lagu dilay Xildhibaan Cabdullaahi Baantuu oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir. Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta waxa ay degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka shaqeynayay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Marxuumka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Dib u Dhiska Soomaaliya oo La Qorsheynayo in La Furo Saraakiil ka tirsan wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa Goobjoog News u sheegey in dhawaan la qorsheynayo in la furo sanduuq dib u dhib u dhiska Soomaaliya, kaasi oo dadka Soomaaliyeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buurhakaba Oo Beeniyay In Shacab Lagu Laayay Duqeyn Ka Dhacday Duleedka Degmadaasi Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in dad shacab ah lagu laayay duqeyn diyaarado dagaal ay ka geysteen deegaanno ku dhaw degmadaasi. Cismaan Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Bakool Oo Sheegay In Duulaan Ku Yihiin Deegaanno Gobalkaasi Ay Ka Joogaan Al-shabaab Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duulaan ku yihiin deegaano badan oo ka mid ah gobalka Bakool, islamarkaana ay maamulaan Xarakada Al-shabaab. Korneel Abaaba oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Hubeysan Oo Isbaarooyin Hor Leh Dhigtay Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Mareerey Maleeshiyaad hubeysan kuna labisan dareeska ciidamada dowladda Federaalka ayaa Ibaarooyin hor leh waxa ay dhigteen wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose. Darwalada gaadiidka ka…