1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Leh Iyo Guddiyada Doorashooyinka Iyo Xuduudaha Oo La Dhaarinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo ka shir doona arimo dhowr ah. Kulanka Baarlamaanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Lacag 50-kun Oo Doolar Ugu Yaboohay Dhismaha Wadada Isku Xirta Hobyo Iyo Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kormeer waxa uu ku tagay wada isku xirta Hobyo iyo magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo dhisme dib u habeyn ah uu ka soconayo. Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Yemen Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ku sugan Qaxooti badan oo Yemen u dhashay, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda wadankooda. Qaxootigaan ayaa haatan ka cabanaya xaalad adag oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka Aadan Cadde oo Loogu Baaqay in ay Shaqaaleysiiso Soomaalida Xaflad balaaran oo lagu qabtay garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa loogu mahadceliyey, laguna bogaadiyey shirkadda Turkiga laga leeyahay ee Favori, waxaana lagu amaanay shaqada wanaagsan ee ay shirkadaasi qabatay. Guddoomiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gen.Muxyadiin Axmed oo hubkii iyo ciidankii wareejiyay Kulan galabta oo Isniin ah ka dhacay duleedka Konfur Bari Garowe ayaa salka ku hayay wareejinta hubkii iyo ciidankii uu hoggaaminayay Taliye ku xigeenkii hore Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Mushaarka Madaxda oo La Dhimayo %45 , Kan Shaqaalaha Rayidka ahna %25 Kadib kulan ay axaddii (19-07-2015) yeesheen golaha wasiiradda oo uu shir guddoomiyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu go’aamiyey in la dhimo mushaarka iyo waliba qarashaadka ku baxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya Harriet Mathews-Akhri Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Al-shabaab Oo Maxaabiis Sii Deysay Iyo Idaacadoodii Oo Hawada Laga Saaray Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in Xarakada Al-shabaab ay xabsi ku yaalla degmadaasi kasii daayeen Maxaabiis ay halkaasi muddo ku hayeen. Maxaabiista lasii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Taageerada Boqortooyada UK Waxay Muhiim u Tahay Dib Usoo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Faroole waxaa diyaarad gaar ah kasoo qaaday dalka Jabuuti, iyadoo…