1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Kale oo Isu Soo Taagey Madaxweynenimada Gobolada Dhexe Waxaa isa soo taraya tirada musharixiinta isu soo taagaya xilka madaxweynenimada ee gobolada dhexe ka hor inta uusan furmin shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee lagu balansanyahay magaalada Cadaado.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Dagaalada Ciraaq iyo Suuriya oo Saameyn Ku Yeeshey Beeyada iyo Xijiga Boosaaso Maydiga iyo Beeyada waxaa ay ka mid yihiin khayraadka ugu caansan ee kasoo Baxa Puntland, waxaana loo iibgeeyaa dalalka Carabta iyo meelo ka mid ah qaaradda Yurub. Xijiga iyo Beeyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH : Golaha Badbaado Qaran Oo Isku Raacay In Ay Codka Kalsoonida Siiyaan Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Golaha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin ilaa 100 xildhibaan ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay isku raaceen in ay codka kalsoonida siiyaan ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farxaan Cali Xaad “Qaraxa Aad Ii Geysateen Waajibkiisa Ayaa La Idin Marin Doonaa” (Dhageyso) Farxaan Cali Xaad oo ah gudoomiye ku xigeenka Koowaad maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay qarax Miino oo shalay lagula eegtay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Rajo Ka Muujiyay In Sanadka 2015 Horumar Laga Sameeyo Wada Hadalka Dowladda Iyo Somaliland (Dhageyso) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sanadka 2015-ka horumar laga sameyn doono wada hadalada u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland, gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanka Bariire Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka (Dhageyso) Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha hoose waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, iyadoo sidoo kale halkaasi laga soo sheegayo cudurka duumada. Cali Cabdoow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Farqiga u Dhaxeeya Shidaalka Lagu Iibiyo Kaalimaha Iyo Midka Hareeraha Wadooyinka Lala Fadhiyo Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay Kaalimo shidaalka ah, oo laga helayo adeegyada gaadiidka ay u baahan yihiin. Waxaa goobahaan loo dhisay qaab aad u qurxoon, leh goobo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Sheegtay In Cabsi Ka Qabaan Danaha Gaarka ah ee Dalka Ka Leeyihiin Dowladaha Shisheeye (Dhageyso) Sii hayaha xilka Wasiirka Waraasadda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dowladda Federaalka Injineer Luqmaan ayaa sheegay in dhibaatada ugu badan ee dalka dib u dhaca u keentay tahay xal ka…