2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay In Maamulada Loo Dhisayo Gobalada Dalka Ay Keeni Karaan Isku Dhac Shacabka Dhexdiisa Ah (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulada loo dhisayo gobalada dalka in ay keeni karto isku dhac dhanka shacabka ah iyo sidoo kale in dadkii lasii kala gooyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 40 Gaadiidka Xamuulka oo Muddo Bil ah Dhiiqo Ku Jira Wado u Dhexeysa Baardheere iyo Baydhabo (Dhageyso) Roobabkii xooganaa ee daadad watey mudooyinkii ugu dambeeyeyna ka da,ayey wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Baardheere oo dhererkeedu uu yahay ilaa 210 km ayaa markii ugu horeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha “Dhalinyarada Wax Baratay Ayaa Ka Badatay Kuwa Qoryaha Heysta” Sii hayaha wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya Injineer Luqmaan Maxamed Ismaaciil ayaa sheegey in ay jiraan ifafaalooyin badan oo rajo galiyey isaga , islamarkaasina dalka Soomaaliya u muuqdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Gudiga Federaalka iyo Xuduudaha Maanta oo Axad ah baarlamaanka Soomaaliya waxa uu cod aqlabiyad ah ku ansixiyey hindise sharciyeedka gudiga federaalka iyo xuduudaha kaasi oo horey uu mar u diidey baarlamaanka. Daahir Amiin Jeesoow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog News Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Nabadda Sugida Tuur-Yare oo Baarlamaanka Hor Tagey, Warbixina Ka Bixiyey (Dhageyso) Agaasimaha hey’adda nabad sugidda qaranka Col. Cabdiraxmaan Tuur-Yare ayaa maanta hortagay baarlamaanka federaalka isaga oo ka warbixiyey halka ay marayaan baaristii lagu sameynayay xildhibaano badan oo laga diley baarlamaanka. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Siilaanyo “Walaalkeey Xassan Sheekh iyo Dowladiisa Waan u Mahadcelinayaa” Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo hadal ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayay heshiis ay wada gaareen Somaliland iyo dowladda federaalka ayaa ka mahadceliyey marti soorka dowladda Jabuuti, isaga oo ku amaanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumimihii Dowladda Hiiraan oo Dayactirkooda Maanta La Dhagax Dhigey Maamulka gobolka Hiiraan iyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigey xarumo danta guud oo isugu jira sida dhismaha maxkamad, xarumaha maamulka degmada , suuqyo iyo gobolka iyo waliba aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeed Kasoo Baxay Kulankii Ay Jabuuti Ku Yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo Waxaa maanta war murtiyeed laga soo saaray kulankii magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, iyadoo qodobo dhowr…