1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Gaalkacyo (Dhageyso) Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in qarax Miino lala eegtay Gudoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Mudug ee Puntland, iyo ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Digniin u Dirtay Ragga Xirta Dareeska Ciidanka Ee Shacabka Ku Dhiba Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Maxkamada Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa digniin u dirtay dadka ku labisan dareeska ciidanka dowladda ee dhibaatada u geysta dadka shacabka ah. Gudoomiyaha Maxkamadaasi Xasan Cali Nuur Shuute…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Gobalka Gal-gaduud Oo Looga Digay In Ay Ka Qeybqaataan Dagaalada Ka Dhaca Gobalkaasi (Dhageyso) Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee gobalka Gal-gaduud ayaa uga digay dhalinyarada ku dhaqan gobalkaasi in ay ka qeyb qaataan dagaalada ka dhaca gobalkaasi, oo aah loo soo adeegsan in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Kulan Amaanka Looga Hadlayay Oo Ka Dhacay Degmada Baraawe (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan balaaran oo amaanka looga hadlayay, kaa oo ka dhacay degmada Baraawe ee gobalkaasi. Kulankaan oo uu ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Soomaalida Ku Dhiban Xabsiyada Caalamka (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sahrmaarke in uu wax ka qabto dhibaatooyinka lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee maxaabiista ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Jubada Hoose Oo Sheegay In Dhawaan Gobalkaasi Ka Bilaabanayaan Mashaariic Hormarineed (Dhageyso) Maamulka gobalka Jubada Hoose ayaa sheegay in dhawaan gobalkaasi ay ka bilaaban doonaan mashaariic hormarineed iyo sidoo kale dib u dhis lagu sameeyo meelo badan oo ka mid ah gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid “Booliiska Gal-mudug Waxaan Leeyahay La Saaxiiba Shacabka Si Nabad Galyo Loo Helo” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa fariin u diray ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, taa oo ku aadan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arimaha Diinta Ee Maamulka Puntland Oo Fariin Nabadeed u Dirtay Dhinacyada Ku Dagaalamaya Karkaar (Dhageyso) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha diinta ee Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano ka mid ah gobalka Karkaar. Wasiirka wasaaradaas Ismaaciil Maxamed Warsame…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barre Hiiraale Oo Ku Eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh In Uu Hareer Maray Dastuurka KMG ee Dalka U Yaala (Dhageyso) Korneel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu jabiyay Dastuurka KMG ee dalka u yaala. Waxa uu sheegay Barre Oo BBC la…