1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macalin Fiqi oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimo Gobolada Dhexe Xaflad balaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa musharaxnimadiisa madaxweynenimo ee gobolada dhexe ku dhawaaqay Axmed Macalin Fiqi oo ahaan jirey agaasimihii hey’adda nabad sugidda qaranka. Axmed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Boosaaso “Mataaneyntii Boosaaso iyo Minneapolis Horumar Weyn Ayay La Timid” Duqa magaalada Boosaaso, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka magaaladaasi Xasan Cabdalle Xasan oo maanta hadal ka jeediyey furitaankii kalfadhigii 7 aad ee golaha deegaanka ayaa sheegey in mataaneyntii magaalooyinka Boosaaso iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Galmudug “Waxaan Diiwaangaliney Wax Ka Badan Kun Kiis Dacwadeed” Taliyaha Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamuud Cilmi Gulaafe oo maanta ka hadlayay xuska 71 guurada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey waxqabadka booliska maamulkaasi. Wuxuu sheegey in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidama oo 10 Sano oo Xarig ah Ku Xukuntey Askar Badan oo Isbaaro Dhigtey Afgooye Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa maanta xukun ku ridey illaa iyo 10 askari kuwaasi oo lasoo qabtay iyaga oo isbaarooyin dhigtey meelo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose. Maxkamadda ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuska Booliiska Soomaaliyeed, Tiirkii ugu Horeeyey ee Dowladnimada Soomaaliya Maanta waxaa loo dabaaldagay 71-guuradii kasoo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed , kuwaasi oo taariikhda ku galay in ay yihiin astaantii ugu horeysey ee dowladnimo oo Soomaaliya yeelato,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay “Afti Ayaa Loo Qaadayaa Dastuurka Sanadka 2015-ka" Nikolas Kay, Ergeyga Xog-Hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa sheegey in sheegey in sanadka soo socda afti loo qaadayo dastuurka federaalka kadib marka la dhamaystiro dhismaha maamul goboleedyada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul Balaaran oo La Siiyey Dad Barakacayaal ah, Si Dib U Dajin Loogu Sameeyo Magaalada Boosaaso Maamulka Puntland ayaa maanta guddoomey dhuyl dhan 2 kiilo mitir kaasi oo ay ku deeqeen labo shaqsi oo ku nool magaalada Boosaaso, waxaana dhulkaasi loogu talogalay in la dajiyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Iyo Nicholas Kay Oo Maanta Gaaray Degmada Baraawe Magaalada Baraawe oo xarun u noqonaysa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa gaaray madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya…