1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalka Kenya Oo Aragti Kala Duwan Ka Bixiyay Xilka Ra’iisul Wasaare Ee Loo Magacaabay Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Qaar ka mid ah Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Kenya ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay xilka Ra’iisul wasaare ee dhawaan loo magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Wariyaha Goobjoog Fm,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay In Ay Al-shabaab Kala Wareegeen Deegaano Ku Dhaw Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamada dowladda ay la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmadaasi, ka dib markii Al-shabaab ay halkaasi isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Finland Oo Xukun Ku Riday Dad Ku Eedeysan In Dhaqaalo Ay Siiyeen Al-shabaab Maxkamada ku taala dalka Finland ayaa xukun xarig ah ku riday 4 nin oo ay ku eedeysay iney taageero dhaqaale u fidinayeen Ururuka Al-shabaab oo xiriir dhaw la leh ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Gaalkacyo Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Shir Lagu Xalinayay Dagaalo Ka Dhacay Mudug (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir balaaran oo la doonayay in lagu xaliyo dagaalo dhawaan ka dhacay deegaano badan oo ka mid ah gobalka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulk Ximan Iyo Xeeb Oo Ka Hadlay Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamulka Loogu Sameynayo Gobalada Mudug Iyo Gal-gaduud (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in maalmaha soo aadan degmada Cadaado uu ka furmi doono shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Afhayeenka maamulkaasi Cismaan Maxamed Careys oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Caafimaadka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Cudurka Jadeecada Ka Talaaleen Caruur Ka Badan 2 Kun (Dhageyso) Saraakiisha caafimaadka ee ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay cudurka Jadeecada ay ka talaaleen caruur tiradooda ka badan tahay 2 Kun, talaalkaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hodon Oo Sheegay in Shaqooyin Loo Abuuray Dhalinyarada Danta Yar Ee Degmadaasi ku Nool (Dhageyso) Maamulka degmada Hodon ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqo abuur wanaagsan loo sameeyay qaar ka mid ah dhalinyarada kasoo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool degmadaasi. Gudoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Warbixiyey Sababta Loo Xirey Wariye Carees Afayeenka maamulka gobolka Hiiraan Xasan Maxamed Ibraahim (Xasan Kaafi) ayaa sheegey in sababta loo xirey wariye Cismaan Aadan Carees ay tahay kadib markii ay dacwad kasoo gudbiyeen ururka dhalinyarada gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimada Gobolada Dhexe ( Dhageysi +Sawirro) Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta meel fagaaro ah kaga dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweynenimo gobolada Dhexe oo loo dhisayo maamul goboleed. Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa ka sheekeeyey waxqabadkiisa intii…