2 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq Shiino “Dadka Koonfur Galbeed Gacanta Ayeey Is Qabsadeen, ShariiF Xasan Ma Harsan Ilaa Dadka Maqan Uu Ka Keeno” Malaaq Cali Cabdiraxmaan (Shiino) oo ka mid ah waxgaradka ku sugan magaalada Baydhaba, islamarkaana ah afhayeenka golaha guurtida ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hadda ay midoobeen dhamaan dhinacyadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Magacaabista Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa ka hadlay magacaabista Cumar Cabdirashiid ee loo magacaabay Xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya maalin kahor. Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa sheegay in ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Maamulkiisa (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ay magaacabay qaar ka mid ah xubnaha wasiirada maamulkiisa, ka dib wareegto uu soo saaray. Wareegtadaan oo uu saxaafadda u akhriyay afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Waeeedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xassan “Ciidamada Sierre Leone Soomaaliya Kama Aysan Lahayn Ajande Siyaasadeed” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta sagootinayay 850 askari oo ka socda dalka Sierre Leone, kuwaasi oo dalkooda ku laabanayay ayaa ku amaanay ciidamada abaalkii ay u galeen Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abukar Cabdi iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Jubba Oo Ka Shiray Xiriirka Labada Dhinac (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa halkaasi waxa uu kulan kula yeeshay madaxda maamulka KMG ee Jubba. Wasiirka Warfaafinta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Siera Leone Ee Ka Joogay Soomaaliya Oo Dalkooda Dib Ugu Laabanaya Waxaa dalkooda dib ugu laabanaya dhamaan ciidamada dowladda Siera Leone ee ka joogay Soomaaliya, kuwaa oo ka qeyb qaadanayay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maamulka Puntland Oo Isugu Yimid Kulan Looga hadlayay Amaanka (War-saxaafadeed) Golaha wasiirada ee maamulka Puntland ayaa maanta kulan looga hadlayay amaanka waxa ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal, halkaasi oo qodobo laga soo saaray. Kulanka maanta waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Qare “34 Bulaacadood Ayaa Ku Qulquleysa Badda, Waana Wasaqoowdey” Agaasimaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Qare oo maanta hadal ka jeediyey munaasabad loogu dabaaldagayay sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtey markii la asaasay hey’adda cilmi-baarista badda ayaa ka deyriyey…