1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Ergo Nabadeed u dirada Gobalka Karkaar (Dhageyso) Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa sheegay in ay ku baxayaan dagaalo ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Karkaar ee maamulkaasi ka taliyo. Waxa uu sheegay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Canshuur Qaadista Degmada Afgooye Canshuur waa lacag laga qaado bulshada, taas oo dib ugu soo laabta dadka hadii loo maareeyo sidii loogu tala galay. Canshuurta waxaa qaada dowladda, waxaana lagu meel mariyaa adeegyada Bulshada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Salaabeen Yuusuf Cabdi “Maamuladaan La Dhisayo Waxaan u Arkaa Qabiilka Oo Shaati Kale Loo Xiray” (Dhageyso) Professor Saleebaan Yuusuf Cabdi oo wax ka dhiga Mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala magaalada Hargeysa ayaa sheegay in nasiib darro uu u arko dhamaan maamulada haatan loo dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuseen Cabdi Xalane “Cumar Cabdirishiid Waa Saaxiibkeey, Xilka Waan Ka Qabanayaa Xukuumadiisa” Xuseen Cabdi Xalane oo ah sii hayaha wasiirka maaliyadda, islamarkaasina ka mid ahaa raggi aadka loogu filayay in loo magacaabo xilka Ra’isulwasaarenimada ayaa u hambalyeeyey Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha oo Si Rasmi ah Loo Xirey Sii hayaha wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha Khadiijo Maxamed Diriye ayaa maanta shir jaraa’id ka sheegtey in gabi ahaanba ay albaabada isugu dhufatay wasaaradda , islamarkaasina qaadatay furayaashii wasaaradda. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Qabqabatay illaa 51 Doonyood oo Sharci Darro Oga Kalluumeysanayay Badda Maamulka Somaliland ayaa sheegey in ay gacanta ku dhigeen illaa 51 doonyood oo kuwa kalluumeysiga ah kuwaasi oo si sharci darro ah oga jalaabanayay badda Soomaaliya. Sida uu sheegey Admirtal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo Cumar Cabdirishiid Ku Amaanay Hagaajinta Xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka Madaxweynaha Soomaaliya oo galabta ka hadlayay munaasabaddii uu kaga dhawaaqayay Ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid ayaa Cumar ku amaanay hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka. “Waxaan rabaa, Danjire Cumar waad wada garaneysaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’isulwasaare u magacaabay Cumar Abdirashid Cali Sharma’arke kadib 10 maalmood oo uu ka fiirsanayay cidda uu xilkani u magacaabayo. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay In Cumar Cabdirishiid U Magacaabay Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku dhawaaqay in Cumar Cabdirishiid uu u magacaabay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya. Cumar ayaa laf ahaantiisa hadal u jeedinaya saxaafadda. Faahfaahinta Warkan la soco…