2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’isulwasaare u magacaabay Cumar Abdirashid Cali Sharma’arke kadib 10 maalmood oo uu ka fiirsanayay cidda uu xilkani u magacaabayo. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg Ah : Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay In Cumar Cabdirishiid U Magacaabay Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku dhawaaqay in Cumar Cabdirishiid uu u magacaabay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya. Cumar ayaa laf ahaantiisa hadal u jeedinaya saxaafadda. Faahfaahinta Warkan la soco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Farxiya Cabdalla Muumin iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP "700 Kun oo Soomaali ah Ayey Soo Wajihi Doontaa Cuno Yaraan" UN World Food Programme (WFP) oo sheegtay in sanadka cusub Soomaaliya ka dhici doonto dhibaato aad u weyn oo xaga baniin-aadamnimada ah. WFP ayaa warbixinteeda ku sheegtay in 700,000 Soomaali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Maamulka Koonfur Galbeed Ee Uu Hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow ee sheeganayay inuu maamulo Lix gobal ayaa si rasmi ah ugu biiray maamulka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan. Magaalada Baydhaba waxaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Lagu Gawracay Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu gawracay Haweeneey ka mid ahayd dadka deegaanka, taas oo lagu gawracay hoygii ay deganeyd. Dadka deegaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal u Dhashay Dalka Kenya Oo Si Kumeel Gaar Ah Looga Dhigay Madaxa Ciidamada AMISOM Sarkaal u dhashay wadanka Kenya oo lagu magacaabo Major General Jonathan Rono ayaa mas’uul ka noqonaya ciidamada 22,000 (Laba iyo Labaatan Kun) ah ee ka socda wadamada Midowga Afrikana kuwaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Curyaamiintii Maalmahan Banaanbaxyada Dhigayay oo Gargaar Loo Qeybiyey Iyada oo dhawaanahan ay banaanbaxyo joogto ah dhigayeen curyaamiinta Soomaaliyeed iyaga oo ka cabanayay daryeel xumo iyo in gargaarkii loosoo dhiibey aanan lasoo gaarsiinin ayaa maanta 3 kun oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalka Talyaaniga Oo Laga Deyrinayo Xaaladda Ay Ku Noolyihiin (Dhageyso Wareysi) Wixii ka dambeeyay bur burkii dhexe ee dalka waxaa dalka ka cararay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaa oo noloshooda kula baxsaday meel walba oo ay u arkaan in ay amni ku heli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiintabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…