1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Hay’adaha Amniga Dowladda Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Ay Ka Sameeyeen Degmooyin Ka Mid Ah Muqdisho Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ka wadeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Khaasim Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino, kaa oo lala eegtay ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Rafcaanka Jasiiradda Siishalis oo Siideysey 3 Soomaali ah Maxkamadda rafcaanka ee jasiiradda Siishalis (Seychalles) ayaa xabsiga ka siideysey illaa 3 nin Soomaali ah oo lagu heystey falal burcad badeednimo, kuwaasi oo horey maxkamad kale ugu xukuntey xabsi dheer.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Cabdirashiid Oo La Filayo Inuu Noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo la filaayo in loo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Diyaarad gaar ah oo waday Mr Cumar ayaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaa halkaan Idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adeegyadii Bulshada Ee Degmada Luuq Oo Gabi Ahaanba Xayiran (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degamada Luuq ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gabi ahaanba halkaasi aanu ka shaqeyneen goobihii adeegyada bulshada, sida Garoonka, Isbitaalada iyo dhamaan goobaha ganacsiga ee degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo Ka Shiray Amaanka Guud Ee Dalka (Dhageyso) Kulan looga hadlayay amaanka guud ee dalka iyo howlgalada sida gaarka ah uga socdo magaalada Muqdisho ayaa xalay waxa ka qeybgalay mas’uuliyiin iyo saraakiil ciidan. Waxaa kulanka ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mala Isku Keeni Karaa Haasaawe Taleefan iyo Waxbarasho Tayo Leh? (Dhageyso Warbixin) Waxbarashada waxa ay muhiim u tahay qof walba, qof hadii uu waxbartana waxa uu ku gaaraa waxbarashadiisa horumaro badan, dalkana waxbuu ugu qabtaa. Hadaba waxaa jira caqabado badan oo laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb Oo Ergo Nabadeed u Diraya Degmooyinka Guriceel Iyo Dhuusamareeb Oo Dhawaan Lagu Dagaalamay Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in dhawaan Ergo ka shaqeysa nabadda ay u dirayaan degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo dhawaan dagaalo ay ka dhaceen. Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Kala Tirsan Dowladda Federaalka Iyo Ahlu-sunna Oo Ka Shiray Dagaalkii Ka Dhacay Guriceel (Dhageyso) Degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud waxaa xalay ka dhacay kulan balaaran oo wadatashi ah, kaa oo looga hadlayay arimaha ku aadan dagaalkii ka dhacay degmadaasi iyo sidoo kale sidii looga…