2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiir Tarsan oo Xaqiiqda Ka Qariyey Shacabka Soomaaliyeed Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Tarsan ayaa qiray inuu safar ku yimid caasimadda Muqdisho Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka Kenya Kyle McCarter, isaga oo hadalkiisa ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe oo Magacaabay Ku Xigeennadiisa Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxaa uu magacaabay labadiisa ku-xigeen, ayadoo maalmahaan ay ka socotay magaalada Kismaayo la tashiyada ku aadan arritaan iyo cidda loo magacaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sheekh Shaakir Oo Magacaabay Guddiga Farsamada Doorashooyinka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali, madaxa xukuumadda Galmudug ayaa soo saaray warqad uu ku magacaabayo guddiga farsamada doorashooyinka Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubin, iyadoo qoraalka lagu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wasiir Sabriye Iyo Madaxda Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo sidoo kale madaxda Ahlu-sunna Waljameeca. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 450 Kun Qof Oo Ku Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Todobaadyadii lasoo dhaafay ay dadkii ugu badnaa ka barakaceen deegaanno ka tirsan maamulkaasi, kadib fatahaad uu sameeyey Wabiga Shabelle. Cabdi Mahad Qoor-gaab, wasiirka wasaaradda gargaarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu ku magacaabay Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay Lr. 84 oo kuna taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, wasiiru-dowleyaal iyo wasiir ku-xigeeno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Dalka Ruushka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika. Shirweynaha oo socon doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askar Ka Tirsan DFS Oo Lagu La’ Yahay Badda, Kadib Markii Ay La Degtay Doon Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa doon ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay kula degtay bariga xeebta magaalada Marka. Sida ay sheegeen saraakiil…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Yurub Ah oo Booqanaya Somaliland Wafdi ay hoggaaminayaan Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo Safiirka dowladda Sweden Amb. staffan Tillander ayaa maanta gaaray Maagaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa…