2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad ku taala dalka Murishis oo siideysay 12 dhalinyaro Soomaali ah Maxkamad ku taala dalka Murishis (Mauritius), ayaa wax dambi ah ku weysey illaaa 12 dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu soo eedeeyey in ay ku lug lahaayeen dambiyo burcad badeednimo ah. Xaakimka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo caalami ah oo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka madaxda dowladda Safiirka Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Neil Wigan ayaa sheegey in shalay uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya iyo madax kale , isagoo sheegey in uu kala hadlay sidii xal loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Hanka Nolosha, oo arimo xiiso badan aynu uga hadli donno. Hanka Nolosha waa Barnaamij ay dhalinyarada ku hiigsadaan nolosha Mustaqbalkooda. Halkaan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subanimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah lagu soo qaatay, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Farxiya Cabdalla Muumin, iyo Faadumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalo ku taala dalka Koonfur Afrika Nin Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay magaalo weyn oo ku taala dalka Koonfur Afrika, waxayna noqoneysaa markii koowaad oo qof Soomaali ah lagu dilo magaalo dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda ee Gal-gaduud oo sheegay in dagaal ay ku dileen ciidamo ka mid ah Al-shabaab Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in ay dileen rag ka mid ah Al-shabaab, ka dib dagaal ka dhacay deegaanno katirsan gobalkaasi. Maxamed Kaahiye Caraale oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garabka Madoobe Nuunoow oo shaaciyay waxa ay isla garteen Xildhibaano ay kula shireen Baydhaba (Dhageyso) Masuuliyiin ka tirsan maamulka lixda gobal iyo sidoo kale xildhibaanno ka socda dowladda Soomaaliya ayaa wada hadallo uga furmay magaalada Baydhabo. Wada hadaladaasi ayaa looga arrinsanayaan sidii laga yeeli lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed oo heer gaba gaba ah marya (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa ka socda shir lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, waxaana uu haatan yahay mid maraya heer gaba gaba ah. Guddiga farsamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay deegaanadii ay ku dagaalameen ciidamada Jubba iyo Al-shabaab (Dhageyso) Xaalad degnanaansho ah ayaa saaka laga soo sheegayaa deegaanno ka tirsan gobalka Jubbada Hoose oo shalay ay ku dagaalameen ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa Al-shabaab. Dagaaladaan ayaa ahaa kuwo xoogan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii ciidamada Asluubta ee magaalada Marka oo la dilay (Dhageyso) Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen taliyahii ciidamada Asluubta ee magaaladaasi. Taliyaha ayaa marayay bartamaha magaalada Marka, waxaana soo weeraray rag…