3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr “Waxaan rabnaa in aan fursad siino nabadda” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr oo waraysi siiyey idaacadda Goobjoog ayaa sheegey in uu doonayo in uu fursad siiyo nabadda, islamarkaasina wadahadalo la leeyahay maamulka Somaliland. Balse Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano soo jeediyay in la hakiyo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Illaa 85 xildhibaan oo xalay kulan la yeeshey guddoonka baarlamaanka ayaa sheegey in guddoomiyaha Baarlamaanka ay kala hadleen sidii aanan loo jabin lahayn sharciga dalka, lana joojiyo wax ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in xal loo raadinayo khilaafka u dhaxeeya Madaxda dowladda(Dhageyso) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaario ayaa sheegay kulamo badan ka dib in ay isla garteen xildhibaanada in la xaliyo khilaafka xilligaan ka dhex oogan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo la nadiifinayo xiliga habeenkii ah Shaqaalaha nadaaafadda dowladda Hoose ee caasimadda ayaa markii ugu horeysey bilaabay in ay nadiifiyaaan waddooyinka magaalada Muqdisho xiliga habeenkii ah, waxayna tani imanaysaa iyada oo dhawaanahan walwal laga muujinayay nadaafad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawir gacmeed Muujinaya Cod Iibsashada Xunbaha Baarlamaanka Iyada oo cirka isku shareerey muranka u dhaxeeya madaxda Dalka ee ku aadan isku shaandhayn dhowaan lagu sameeyey goloha Wasiirada 25kii Oktoobar, meesha lagu kala baxayana ay tahay baarlamaanka dhexdiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska oo laga dalbaday in uu kaalin ku yeesho wadahadalada Somaliland iyo Dowladda Federaalka Iyada oo maalmahan ay soo cusboonaanayaan arrimo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya, islamarkaasina maanta uu Hargeysa booqasho ku tagay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bakar,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Xildhibaano 100 Gaaraya u sheegay in Mooshinka hakin doono, kana codsaday in waqti dheeraad ah la siiyo Warar hadda naga soo gaaray Villa Hargeysa ayaa sheegaya in gudoonka baarlamaan iyo 100 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada Federaalka ee kasoo horjeeda mooshinka ka dhan ah Ra’isul Wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Baxreyn oo sheegtey in Soomaaliya ay ka qodey ceelal ay ka faa’iideysanayaan boqol kun oo qof Sida ay shaacisey wakaaladda wararka Baxreyn waxa ay dowladda dalkaasi Soomaaliya ka qodey illaa 10 ceel oo loo qodey illaa iyo 25 tuulo kuwaasi oo ay ku noolyihiin dad gaaraya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho oo Habeenkii shaqo bilaabaya Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in garoonka caalamiga ee dayuuradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan la qorsheynayo in laga shaqaysiiyo xiliga habeenkii ah , iyada oo uu garoonka hadda shaqeeyo maalinkii oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Iran oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya Taliyaha horinta maraakiibta 32-aad ee dalka Iran Captain Syid Xusseen Shariif-Nasab ayaa sheegey in hawlgalka ay ka hayaan Gacanka Cadmeed aysan kaliya ahayn in la illaaliyo gaadiidka badda ee Iran…