1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dhaqaatiir u afduubnaa Al-shabaab oo dib u helay xuriyadooda Wararka ka imaanaya degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay dib u heleen xurriyadooda Sedax dhaqtar oo shalay ay Afduubteen Xarakada Al-shabaab. Dhaqaatiirtaan ayaa laga qabsaday deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin donnaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mudug ee Puntland oo ka hadlay amniga Waqooyiga Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda amni ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi. Maxamed Yuusuf Tigeey oo ah gudoomiyaha gobalka Mudug ee maamulka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad rajo ka muujiyay in dhawaan lagu guuleysto dhismaha maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Waxgaradka ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Koonfur Galbeed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dhowaan lagu guuleysto hirgalinta maamulka seddexda gobal oo hadda shir maamulkaasi lagu dhisaayo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Mucaawino ah oo la gaarsiin doono qoysaska danta yar ee ku nool duleedka Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay mucaawino gaartay magaaladaasi, taa oo ay gaarsiinayaan qoysaska danta yar ee ku nool deegaanadii dhawaan lagala wareegay Al-shabaab. Xasan Xareed oo xubin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Duleedka Balanbale oo la kala qaaday (Dhageyso) Maamulka degmada Balanbale ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in ay kala qaadeen Maleeshiyaadikii dhawaan ku dagaalamay, deegaan duleedka ka ah degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Balanbale Hareeri Xasan Barre oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud oo dhaliilay dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka degmada Guriceel ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay sida ay uga gaabisay wax ka qabasho la’aanta dagaal beeleedyo ka taagan qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud. Madaxa arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Gaarane “Cabsi kama qabno mooshinka aan keennay, guusha waa inaan gudbinay 140 xildhibaan” Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ee gudbiyay mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh, ayaa sheegay in xilligaan aanay wax wal wal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin laga bixiyay in dalka ay soo galaan ciidamo qaba cudurka Ebola (Dhageyso) Guddiga xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ka digayaan in dalka la keeno ciidamo qaba xannuunka Ebola oo qatar ba’an ku haya wadamo badan oo caalamka ah. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda ee gobalka Gedo oo ka hadlay afduub gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir Soomaali ah (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa ka hadlay Afduub maalin ka hor gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir la sheegay in ay ka shaqeynayeen gudaha degmada Garbahaareey oo xarun…