1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha maamulka Jubba oo beeniyay in ciidamo ka baxsaday ay ku biireen maamulka Madoobe Nuunoow (Dhageyso) Saraakiisha ku sugan magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, kana mid ah maamulka KMG ee Jubba ayaa been abuur ku sheegay wararka sheegaya in ciidamo magaaladaasi ka baxay ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay in aanu sharci ahayn Mooshinka laga gudbiyay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheeh Axmed (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi-ladiif Sanyare oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya sheegay in aanu hab sharci ah ku imaan Mooshin shalay laga keenay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka oo u waramay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano laalay Mooshinka laga keenay Cabdiwali, kuna baaqay in xukuumadda aan isbaaro loo dhigan Shir Jaraa’id ay qabteen xildhibaano taageersan Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali ayaa sharci darro ku tilmaamay Mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaare Cabdiwali oo la sheegay in galabta loo gacan galiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Mooshin laga gudbiyay Ra’iisul wasaare Cabdi weli Sheekh Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw oo maanta ah waxa ay mooshin ka gudbiyeen Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Baladweyne oo lagu dilay askar ka tirsan ciidanka dowladda (Dhageyso) Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Galbeedka magaaladaasi lagu dilay Laba ka mid ah ciidamada dowladda Soomaaliya. Dad ku sugan halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka socda Qaramada Midoobay oo kormeeray goobaha ay Jowhar ka deganyihiin Barakacayaasha (Dhageyso) Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay ayaa maanta kormeer ku tagay xarumo magaalada Jowhar ay ka deganyihiin dadka Barakacayaasha ah ee dhawaan kasoo cararay fatahaad Wabiga Shabelle uu ka sameeyay deegaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah aad ku maqli doontaan, waxaana idiin tabinaya Faadumo Abukar iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow iyo Xildhibaano heshiis ku gaaray Baydhaba (Dhageyso) Muddo ka dhan Todoba maalin ayaa la sheegay in magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay uu ka soconaayay kulamo u dhaxeeyay maamulka Madoobe iyo Xildhibaano ka socda Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin:- Safarka madaxweyne Xasan Sheekh uu ku aaday Itoobiya (Dhageyso) Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhoofau Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, isaga oo aaday Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartan Aqooneedka Kedis ee Goobjoog Fm oo maanta si rasmi ah u bilawday (Dhageysi iyo Sawiro) Waxaa maanta xarunta Akadeemiyadda Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Academy) ee magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay tartan aqooneedka Kedis ee 2014-2015, kaa oo ay ka qeyb gali doonaan 42…