1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Itoobiya Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka amba baxay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wadfi uu hogaaminaayo, kuwaa oo kusii jeeda magaalada Adis Ababa ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhawr ah kusoo qaadan donno, waxaa barnaamijka idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab oo ku dagaalamay Gedo (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaan u dhaxeeya deegaanka Buur-dhuubo iyo degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo. Cali Bishaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari ka mid ah ciidamada Nabad sugidda oo nin wadaad ah ku dilay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Askari ka mid ah ciidamada Nabad sugida ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dilay wadaad ku jiray Dugsi Qur’aan. Askar ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darwalada Shabeelaha Hoose oo ka cabana Jidgooyo lacago badan looga qaado (Dhageyso) Darawalada gaadiidka ee ka shaqeeya gobolka shabeelaha hoose ayaa ka cabanaya isbaarooyin gaadiidkooda lacago baad ah looga qaado, kuwaa oo ku soo kordhay sida ay sheegeen wadooyin badan oo gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Farsamo ee shirka Koonfur Galbeed oo sheegay in dhawaan hogaan ay dooran doonaan (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay,waxaa ka soconaya shir balaaran oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Gobalada kala ah Bay, Bakool iyo Shabelaha Hoose , waxaana shirkaan ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buur-hakaba oo sheegay inay dileen Rag isbaaro u taalay (Dhageyso) Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada hawlgalo ay ka fuliyeen Degaan hoos taga Degmadaasi ay ku dileen rag isbaaro dhiganayay. Ragaan ay dileen ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farixya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayo tacadiga Haweenka oo Muqdisho ka furmay (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan socon doona muddo Sedax maalin, kaa oo looga hadli doono Gudniinka Gabdhaha iyo sidoo kale guurka qasabka ah ee Gabdhaha aan qaan gaarin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo ka qeyb qaadanaysa xalka loo raadinaayo khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya Urur gobaleedka IGAD ayaa kaalin ka qaadanaysa xalka loogu jiro sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Maxamed Cabdi…