1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ku goodiyay in Nicholas Kay ay ka gudbin doonaan qaraar ka dhan ah (Dhageyso) Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay ergayga gaarka ah ee Qarmamada Midoobay u qaabilsan Arimha Soomaaliya Nicholas Kay ay ka gudbin doonaan qaraar ka inuu dalka kasii shaqeeyo. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari Rag hubaysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ku dileen nin ganacsade ah, kaa oo aad looga yaqaanay magaaladaasi. Ganacsadahaan ayaa lagu magacaabayay Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Xoosh Jabriil “Nicholas Kay Sharafta Xildhibaanada ayuu meel uga dhacay” (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay uu meel kaga dhacay sharafta xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Al-bayrak oo Bil gudaheed Dekada Muqdisho uga soo saartay Lacag ka badan Hal milyan oo doolar Maamulka Shirkadda Al-bayrak ee ka gacanta ku haysa Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in mudadii bisha ahayd ee ay maamulayeen dekada ay soo saareen qarash aad u badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah kusoo qaadanay, waxaana idiin daadihinaya, Cabadi Weli Jaamac Barre iyo Raaxa Maxamed. Halkaan hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano kulan ku yeeshay Muqdisho oo fariin u diray Nicholas Kay (Dhageyso) Xildhibaano ka tisran Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa kulankooda ka dib waxa ay fariin u direen ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Dagaal beeleed ka bilawday degmada Balanbale ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Balanbale ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal u dhaxeeya Beelo walaalo ah oo wada dega degmadaasi. Dagaalkaan oo qasaare geestay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay degmada Baraawe (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay howlgal ka sameeyeen degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha hoose kaa oo tiro dad ah lagu soo qab qabtay. Gudoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Luuq oo beeniyay in hakad uu galay howlihii shaqo ee Garoonka degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Luuq ee gobalka Gedo ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar maalmahaan dambe sheegayay in uu hakad galay howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG: Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya inuu gaaray halkaasi safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…