1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Jowhar (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe gaaray wafdi balaaran oo ka socda Qaar ka mid ah Hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwaa oo soo dhaweyn loo sameeyay. Wafdigaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska gobalka Bari oo gacanta ku dhigay askar ku eedeysan dilka wiil dhalinyaro ah oo Boosaaso ka dhacay (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee gobalka Bari maamulka Puntland, ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Laba ka mid ah ciidamada maamulkaasi kuwaa oo loo haysto in ay ka dambeeyeen dilka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo Muqdisho ka sameeyay howlgal dad iyo hub lagu soo qabtay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgal kula jarmaadeen xaafado ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho, waxaana ay soo qabteen, Hub, Gaadiid iyo rag ay sheegeen in Al-shabaab ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Miino oo maanta ka dhacay magaalada Mandheera ee gobalka Waqooyi bari Kenya Wararka ka imaanaya magaalada Mandhere ee gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino oo aad u xoogan kaa oo bur bur hantiyeed geystay. Qaraxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha maamulka Jubba oo sheegay in ay qabteen Rag ka mid ah Al-shabaab iyo hub ay wateen Saraakiisha maamulka KMG Jubba ayaa ka warbixiyay howlgallo iyo dagaallo ka socda deegaanno ka mid ah Jubbooyinka. Korneel C/fitaax Macalin Nuur Salim oo ka tirsan saraakiisha maamulka Kismaayo ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal laga dareemayo nolosha qoysaska ku nool deegaanka Ceel-cadde ee Gedo (Dhageyso) Guddoomiyaha degmada Ceel-cadde ee gobalka Gedo Cabdirashiid Cali Cabdi, ayaa sheegay in ay soo hagaagayso xaaladda qoysaska ku dhaqan degmadaasi, ka dib saameyn deegaankaasi ay ku yeelatay abaarta gobalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay dagaaladii ka dhacay duleedka degmad Balanbale ee Gal-gaduud (Dhageyso) Xaalad deganaansho ah ayaa maanta laga dareemayaa duuleedka degmada Balanbale ee gobalka Gal-gaduud halkaa oo shalay uu dagaal ka dhacay. Dagaalkaan ayaa shalay ka dhacay deegaanka Boora-boorow oo qiyaas ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo maanta ay idiin daadihinayaan wariyaasheena kala ah Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Raaxa Maxamed. Halkaan hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye oo fariin u diray shacabka degan gobalada Mudug iyo Gal-gaduud (Dhageyso) Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa faah faahin ka bixiyay arimaha ku saabsan maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud, waxaana uu sheegay in meel wanaagsan uu marayo shirka maamul u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo la’aan laga soo sheegayo degmada Baraawe (Dhageyso) Maamulka degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xilligaan degmadaasi ay biyo la’aan baahsa ay xilligaan ka jirto. Shaacir Cabdi oo ah guddoomiyaha Baraawe wuxuu Goobjoog FM u…