Madaxwayne Xasan Sheekh oo dhigiisa France kula kulmaya Paris Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Paris kadib markii uu marti qaad ka helay dhigiisa Faransiiska François Hollande. Labada madaxwayne… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul wasaare Cabdiwali oo Caawa Nairobi ku sugan kuna sii jeeda Burundi Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo waftigii la socday ayaa caawa lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagusoo waramayaa in halkaas ay…
1 daqiiqo Dagaallo khasaare sababay oo mar kale ka dhacay Deefow iyo Kabxanleey Dagaalo khasaara geystay ayaa mar kale ka soo cusbonaaday deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobolka Hiiraan. Dagaaladan ayaa salka ku haya is qabqabsi la xiriira dhul beereed ku yaalla deegaanada…
1 daqiiqo Muungaab:Waxaan dowladda ka la’nahay xuquuqda shaqaalaha gobolka (Dhageyso) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya wali ay ka la’yihiin xaquuqdii ay heli jireeen shaqaalaha maamulka gobolka. Hadalkan waxaa ka dhawaajiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho…
1 daqiiqo Akhriso qodobada heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa heshiiska maanta Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhameystiran:
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa soo dhoweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo maamulka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay heshiiska…
2 daqiiqo Faahfaahin ku saabsan qodobada ay ku heshiiyeen dowladda iyo maamulka Puntland (Dhageyso) Heshiiska maanta oo talaado ah Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland oo ka kooban 12 qodob ayaa lagu tilmaamay in uu noqonayo mid soo af jara…
1 daqiiqo Urur goboleedka IGAD oo ku tilmaamay heshiiska Garoowe mid taariikhi ah Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta magaalada Garoowe ay ku gaareen ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Wakiilka urur…
2 daqiiqo Qaramada midoobey oo soo dhoweysay heshiiska dowladda iyo maamulka Puntland Ergayga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nichalos Kay ayaa soo dhoweeyay natiijadda ka soo baxday wada hadalka u dhaxeeya dowladda Federaalka Somalia iyo maamulka Puntand kaas…
1 daqiiqo DEG-DEG: Ra’iisal wasaaraha dalka iyo madaxwaynaha maamulka Puntland oo heshiis kala saxiixday War goor dhow naga soo gaaray magaalada Garowe ayaa sheegaya in heshiis ay si wada jir ah u saxiixeen ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka…