1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG-DEG: Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Villa Baydhabo War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Isbitaalka Madiina iyo Isgoyska Banaadir. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Salaad: Hay'ado carbeed oo gurmad ah ayaa dalka soo gaaraya mar dhow Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan dalka ay soo gaari doonaan hay’ado ka socda dalalka Jaamacada Carabta si ay ugu gurmadaan qoysaska abaaruhu ay ku haystaan guaha dalka gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed oo maanta ku dagaalamay degmada Caabudwaaq Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhawacmay kadib iska hor imaad maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dagaalkan ayaa salka ku haya dagaal beeleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay deegaanada ay dhowaan dowladdu gaartay Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo ammaanka suga ay gayn doonaan deegaanada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka saareen xarakada Al-Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hakad saaka ku yimid isu socodka gaadiidka Jowhar Isu socodka gaadiidka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka SHabeellaha dhexe ayaa saaka hakad ku jira kadib hawl gallo ciidamada mamulkaasi ay ka fulinayaan xaafadaha magaalada Jowhar. Waxaa ka qayb qaadanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka wasiirada Jaamacada carabta Wasiirka ku xigeenka wasaaradda arimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahad Salaad oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay in shirka wasiirada Carabta looga hadlayay arimo ay ka mid yihiin dhibaatada Soomaliya ka jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Wacth: Dalalka ay ka socdaan AMISOM ayaa qaadi doona masuuliyada tacadiyada ay geystaan Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka ee Human Rights Wacth ayaa sheegtay in tacdiga ay Soomaaliya ka gaystaan ciidamada AMISOM masuuliyadeeda ay qaadi doonaan dalalka ay ka socdaan ciidamada ku hawl…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayanaha iyo Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii shalay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey qaraxii shalay xarakada Al-shabaab ka geysteen deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho. Madaxweyanaha ayaa yiri “ Inaa Lilaahi wa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal beeleed ka dhacay tuulada Maandheere Dagaal beeleed ayaa waxa uu galabta ka dhacay tuulo lagu magacaabo Maandheere oo hoostimaada degmada Jowhar ee Shabeelada dhexe, Maandheere ayaa 15 KM -na uga beegan dhicana koofur bari.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdulqaadir Siidii oo ka badbaaday qarax ismiidaamin ah Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Cabdulqaadir Nuur Maxamed (Siidii) ayaa ka badbaaday qarax is miidaamin ahaa oo lala eegtay kolonyo baabuur AMISOM ah oo uu guddoomiyuhu la socday oo marayay…