1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barre Hiiraale oo ogolaaday ka qeyb galka wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka Warar ay Goobjoog FM ka heshay ilo wareedyo la isku haleen karo ayaa sheegaya in Kornayl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) uu ogolaaday in uu ka qeyb galo wajiga labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Soomaaliya oo meel-mariyay hindise sharciyeedka waxbarashada [huge_it_slider id=”58″] Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xersi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 75 haween ah oo tababar dhanka ganacsiga looga furay Muqdisho 75 haween ah ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa loogu furay tababar ku saabsan dhanka ganacsiga. Tababarkan waxaa qaban qaabiyay hay’adda NRC, waxaana tababarkaasi fulinayay hay’ad lagu magacaabo APRO oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Somaliland oo mar kale la wareegay deegaanka Saax-dheer Ciidamada maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen deegaanka Saax-dheer oo lagu waday in lagu qabto munaasabada caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulka Khaatumo. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas oo iska fogeeyay in RW Soomaaliya uu kala hadlay maamul u sameynta gobolada dhexe Madax waynaha maamulka Puntand oo shalay ka soo laabtay safar uu ku tagay dalka Itoobiya ayaa waxa uu ka hadlay wararka sheegayo in uu Addis Ababa kulan kula qaatay ra’iisal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya oo canaantay ganacsatada soomaalida Guddoonka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku canaantay ganacsatada Soomaaliya in ay ka gaabiyeen wax ka qabashada bur burka wadooyinka meelo ka mid ah dalka. Afhayeenka golaha shacabka ahna guddoomiyaha Barlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In ka badan 20 neef oo bariga gobolka Hiiraan ugu le’day biyo la’aan Maamulada ka jira bariga gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xoolo aad u fara badan ay u dhinteen biyo la’aan aad u baahsan oo ka jirta deegaanadaasi. In ka badan 20…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuxulow: Way wanaagsan tahay xaaladda suxufiyiinta xiran ee idaacadaha SHabeelle iyo SKY Wasaarada warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad u wanaagsan tahay xaalada suxufiyiin ka tirsan idaacadaha SHabeelle iyo SKY oo ku xiran magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kornayl Barre Hiiraale oo ogolaaday ka qayb galka shirka maamulka KMG Jubba Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in maalmaha soo aadan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose uu gaari doono Barre Aadan SHire (Hiiraale) kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen wafdi ka socda xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:Puntland oo xukunno dil iyo xarig ah ku riday eedeysanayaal Maxkamada ciidadamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukun dil iyo xarig ah ku riday dambiilayaal lagu helay dambiyadii lagu soo eedeeyay. Shan qof oo ay ku jiraan Ciidamo ka…