2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo ka socda Ethiopia oo ka soo gudbay xadka Soomaaliya Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tira badan ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta ka soo gudbeen xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia. Ciidamadan ayaa 24-kii saac ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo Baydhabo kulamo kula leh odayaasha dhaqanka Danjiraha dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa kulamo kula leh halkaas wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka. Danjire Neil Wigan ayaa kala hadlaya dhinacyada uu shirarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo oo beeniyay in lagala wareegay deegaanka Saax-dheer Maamulka Khaatumo ayaa beeniyay in ay ka baxeen deegaanka saax-dheer ee gobolka Sool halkaasi oo la sheegay in ay dagaal kula wareegeen ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland. Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo :Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo la shiray beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo Wasiiradii ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulamo la qaatay xubno matalaya beelaha wada daga gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Gudoomiyaha guddiga dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland oo dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer Ciidamada maamulka Somaliland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool. Kornayl Maxamed Maxamud Dhuunkaal, Taliyaha ciidamada maamulka Somaliland ee weerarka ku qaaday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduulaha milateriga Soomaaliya oo sheegay in ay furayaan wadooyinka u xiran Al-shabaab Abaanduulaha ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliiif Cilmi oo warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa shegay in hawl galka loogu magac daray (Indian ocean) uu xal u yahay wadooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo sheegtay in uu heer gaba gabo marayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab Taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa sheegay in heer gabo gabo ah uu marayo dagaalka looga soo horjeedo xarakada Al-Shabaab. Afhayeenka taliska guud ee ciidamada AMISOM Cali Aadan Xumad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo saacadaha soo socda ku sii jeeda Turkiga Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka u ambabaxaya dalka Turkiga kadib markii uu casuumad rasmi ah ka helay dhigiisa cusub Rajab Dayib Erdogan oo bilowgii bishan ku guuleystay doorashadii madaxtinimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Dhuunkaal: Saax-dheer Somaliland ayaa qabsatay…Haddii dhibka nagala deyn waayo waxaan iman doonaa Xamar Col Maxamed Maxamud Dhuunkaal Ayaa Idaacadda Goobjoog FM u sheegay in ay Salaxdheer kala wareegeen Khaatumo maanta abaarihii 4:30 galabnimo ee xiliga Geeska Afrika iyagoo doonayey in ay baabi’yaan Caleemo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiradda haweenka oo Muqdisho kula shirtay xubno ka socda hay’adda ICRC Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeelatay Wafdi uu hogaaminayo Madaxa guddiga caalamiga ah ee laanqeyrta Cas Patrick Vial, kaasi oo looga hadlay arrimo…