2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka Wadahadlay Gurmadka Abaaraha Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta musiibooyinka Qaran Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya danjire Abdullahi Bin Salem Al Nuaimi, xilli guddoomiyaha uu booqasho ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ka socda, si loo dar-dargaliyo howlaha horutabinta u leh Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo Muqdisho Tababbar ka Furtay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa Muqdisho ka furay tababar soconaya muddo labo cisho, kaa oo fahan ka siinaya shirkadaha ka howlgalka garoonka diyaaradaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Tuulooyin Hoostaga Deegaanka Basra Tuulooyin hoostaga deegaanka Basra xilligaan dadka ku nool waxaa ay wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, taas oo ka dhalatay abaarta ku dhufutay guud guud ahaan dalka, haba ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Ka Dhacday Madaxtooyada uu Xilka kula Wareegay Hanti-dhowraha Cusub Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Hanti-dhowrihii hore qaranka Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) iyo Hanti-dhoraha …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya ku Jirta Dadaallo ay Qeyb uga Qaadaneyso Gurmadka Dadka uu Dhibaateeyay Dhulgariirka ka Dhacay Turkey. Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday olale ay lacag uga aruurineyso dadweynaha si ay qeyb uga noqdaan gurmadka uu caalamku la gaarayo dadka uu wacyeeleeyay dhulgariirk ka dhacay qeybo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlada Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Gudoomiyaha hayadda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegtay in ay furayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya Kenya ayaa shaacisay in ay u fureyso xadkeeda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhaca Magaaloyinka Mandheera iyo Baladxaawo kadib mudda dheer oo uu xirnaa. Go’aankaan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed lagu soo gabagabeyay shirka dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed. Shirkaan oo magaalada Baydhabo uu ka daahfuray madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore Pakistan oo geeriyooday General Pervez Musharaf oo ah madaxweynihii hore ee Pakistan ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Dubai. Musharaf ayaa jiray da’da 79, waxaana uu Pakistan taladeeda…