1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Jabuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb galaya shirka Soomaaliya iyo Dalalka Safka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka oo la kulmay Guddiga xulista Ergada ee kursiga HOP#147 Guddiga doorashada kuraasta ka dhiman baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay odayaasha xulista ergada kursiga HOP#147. Doorashada kursigaan ayaa lagu wadaa in 1-da bisha february ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhulgariir sababay dhimasho oo ka dhacay Iran Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku geeriyootay halka inkabadan 800 qof ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dhul gariir uu ku dhuftay waqooyiga dalka Iiran. Wasiirka arrimaha gudaha Iran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Antony Blinken oo gaaray Qaahira Xoghayaha arrimaha dibadda dowladda Maraykanka Antony Blinken ayaa booqasho ku tagay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Blinken ayaa lagu wadaa in kulan uu la qaato dhiggiisa Masar iyo madaxweynaha dalkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada oo wariye u magacaawday in uu kala taliyo falalka Muslim Naceybka Dowladda Canada ayaa wariye Amira Elghawaby u magacawday ergayga gaarka ah ee la dagaalanka Islaam naceybka, kadib soo noqnoqoshada falalka liddiga ku ah bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalkaas.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka oo la kulmay madax ka socota Bank Adduunka Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan. Arimaha laga hadlay waxaa kamid ah sugnaanta cuntada (food security)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Daacuunka oo lagu arkay gobala ka tirsan Kenya Wararka naga soo gaarayo magaalada Mandheera ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in uu ka dilaacay cudurka daacuunka. Bartamaha bisha january ayaa isbitaalada la dhigay kiisas badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo magaalada Dakar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Dakar, January 28,2023: Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal, kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB) Dr. Akinwumi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ruushka oo lagu eedeyay ku tumashada xuquuqda Carruurta Dowladda Ruushka ayaa lagu eedeyay in ay ku xadgudubtay xuquuqda aas aasiga ah ee carruurta xilliyada dagaalka kadib sidii ay ula dhaqantay carruur ka soo baxday dagaalka Ukraine. Hay’adda qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalin ah ka socday caasimadda. Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda faderaalka Soomaaliya, ayaa waxaa culimada ay uga…