1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed lagu soo gabagabeyay shirka dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed. Shirkaan oo magaalada Baydhabo uu ka daahfuray madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore Pakistan oo geeriyooday General Pervez Musharaf oo ah madaxweynihii hore ee Pakistan ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Dubai. Musharaf ayaa jiray da’da 79, waxaana uu Pakistan taladeeda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Buufin Basaas uu ku sheegay soo riday Maraykanka ayaa sheegay in uu soo riday buufin looga shakisan yahay in ay leedahay dowladda Shiinaaha, taas oo lagu tilmaamay mid basaas ah. Diyaaradaha dagaalka Maraykanka ayaa gobalka South Carolina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda dad dhigista gobalka Banaadir oo sheegtay in ay kordhisay xarumaheeda Waaxda dad dhigista maamulka gobalka Banaadir ayaa shaacisay in degmooyinka galbeed ee gobalka banaadir ay warqadaha dhalashada iyo sugnaanta ay ka qaadan doonaan xarunta degmada Wadajir. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ukraine oo Midawga Yurub kala shireysa sidii ay ugu biiri lahayd Madaxweynaha Ukraine ayaa lagu wadaa in kulan la qaato hoggaanka sare ee midawga yurub, si ay Ukraine ugu biirto midawga yurub. Kyiv ayaa isku diyaarineyso martigelinta kulan weyn oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maydadka muhaajiriin ka baxay Tunisia oo laga helay xeebaha Talyaaniga Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo helay maydadka muhaarijiin ku dhintay badda Mediterranean-ka xilli ay doonayeen in ka talaabaan badda. Hawlgalka ayay ciidamada ka sameeyeen xeebta Lampedusa waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada oo markale ka doodaya Maanta Hindase sharciyeedka hay’adda NISA Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay markale ka doodaan Hindase sharciyeedka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Guddoonka ayaa xalay xildhibaannada u diray fariimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka iyo Hay’adda IHH oo deeq raashiin ah gaarsiiyay dad danyar ah Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee Sodma iyo Hey’adda IHH ee laga leeyahay wadanka turkiga ayaa maanta si wadajir ah deegaanka gubadleey ee gobolka Banaadir waxa ay gargaar ugu qeybiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Maxaay Ka Dhaxashay Shir-madaxeedka Dalalka Safka Hore? Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madaxeedka dalalka deriska la ah Soomaaliya ee loo yaqaano dalalka safka hore. Soomaaliya ayaa shirkaan ka dhashay qodobo iyo arrimo aad u muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda…