1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dani Oo Eedeeyay DFS Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay ka gacan bidixeysay Puntland. Wuxuu sheegay in dowladda ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Mideysnaa Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddan oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Khasaare Ka Dhashay Qarax lala Eegtay Ciidamo Itoobiyaan Ah Wararka ka imaanaya Gedo, Jubbaland ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo Ciidamada Itoobiya oo ku safraayay Gobolkaasi. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay wadada xiriirisa Luuq iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boris Johnson Oo Noqday Ra’isul Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa noqonaya ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska kadib markii loo doortay hoggaamiyaha xibsiga Conservative –ka, waxaa la sheegayaa in cod bixin dhacday uu uga adkaaday Jeremy Hunt…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Sababta Loo Xiray Xubnaha Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Maamulka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, ayaa faah faahin ka bixiyey sababta loo xirey xubnaha guddiga dhismaha wadada bartamaha ee magaalada Boosaaso. C/salaan Bashir, guddoomiyaha magaalada Boosaaso ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Guddoomiyey Shir Ay Yeesheen Guddiga Qaban qaabada dib u heshiisiinta Galmudug iyo Safiirrada qaar Wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa Shalay guddoomiyay shir dhex maray Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo qaar kamid ah safiirrada Beesha caalamka u jooga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadajir Ee Hannaanka Qaran Oo ka Furmay Magaalada Muqdisho Shirka Madasha Wadajir ee hannaanka Qaran Dowladaha hoose oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta ka fumar Magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Daah-Furay Mashruuca Qolalka Isgaarsiinta Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Magaaladda Jowhar ka daah-furay barnaamijka qololka Isgaarsiinta ee Mashruuca Taakuleynta Isgaarsiinta oo World Bank uu ka hirgaliyay Xafiisyada Hirshabelle. Mashruuca…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka OGAAL Oo Lagu Gorfeeyey Garsoorka Dalka iyo Heerarkiisa Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac, ayaa todobaadkan looga hadlay garsoorka guud ee dalka, waxuuna daba socday barnaamijii todobaadkii hore ee dhaqanka, garsoorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Caalami Ah oo Ku Sii-jeeda Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay ku sii jeedaan wufuud caalami ah. Weriyaha Goobjoog News ee Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wufuuddan…