2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Macrifi oo Goobjoog Uga Waramay Shirka Dib u Heshiisiinta Hobyo, Ujeedka, Heerarka iyo Waxa Laga Filayo Suldaan Maxamed Cigale Hooley (Dr. Macrifi), oo ka tirsan guddiga farsamo ee shirka Hobyo iyo dhaqanka beesha Habargidir ayaa Goobjoog News uga waramay arrimaha shirka Hobyo, ujeedka laga lahaa, heerarkiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Aqbashay Ballaarinta Howsha Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka ee Muqdisho Soomaaliya ayaa shalay oo Talaado ah kula saxiixatay Muqdisho heshiis Ururka Iskaashiga Islaamka si loo unko xarunta Ergo Goboleedka Ururkaasi ku yeelanayo dalka, kaasi oo ka dhigaya xafiiskii hore ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qaban-qaabada Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Oo Baaq u Diray Dhammaan Beelaha Galmudug Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka Guddiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Loogu Caal-waayey Shirka Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado, ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya in odeyaasha dhaqanka ee Cadaado ay ka biyo-diideen soo-jeedinta guddiga ay dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug u magacawday dowladda federaalka ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Mareykanka Ah Oo Soomaaliya Ku Tilmaamay Dal Aan Aheyn Hanti-goosad ah, Kana Jirin Xuquuq Dastuuri Ah Rand Paul oo ah Senator ka tirsan Mareykanka ayaa Soomaaliya ku tilmaamay dal aan aheyn hanti-goosad ah, oo aaney ka jirin xuquuq dastuuri ah isaga ka deyriyey xaaladda guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Is Dhaxgalka Ganacsiga Ee Ka Dhacay Malaysia Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya. Kulanka ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Burcad Badeed ah Madaxweynaha Maamullka Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyey maxaabiis Burcad badeed Soomaali ah oo laga soo wareejiyey dalka Seycheles waxaa ayna ku xukunaayeen xabsiyo kala duwan kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo Oo Aqbalay Ka Qeybgalka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aqbaleen ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha ) Halkan Ka Akhriso: ID-Policy-Somali-cover-final-
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka ah Ee QM James Swan Oo Booqday Soomaaliland Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan…