2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sayid Aden: AMISOM Ma Faragelin Doonto Doorashada Jubbaland Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ciidamada Itoobiya gaar ahaan kuwa ku sugan Jubooyinka ay faraglein ku sameynayaan Arrimaah doorashooyinka Jubbaland, hayeeshee waxaa warkaasi beeniyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda u Adkeysiga Aafooyinka oo ka Furmey Muqdisho Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Guddoomiye Mursal oo Ka Qeyb galaya Shirka Baarlamaanada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika halkaasi oo si weyn loogu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre iyo Galmudug: 12 Balanqaad Oo Reer Galmudug Ay Fulintooda Ka Sugayaan Ra’isul Waasaraha! Ra’isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Xasan Khayre ayaa todobaadkan ka soo laabtay safar uu muddo bil iyo 10 cisho ah ku joogay Galmudug. Mudane Kheyre intii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: 10 Shaqo Oo Ku Tusinaya In GMDQ Ay Doorasho Ku Qaban Karaan 16 Bil Gudaheed Guddida madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka ee u xilsaaran maamulida iyo maareynta doorashooyinka Soomaaliya ayaa diyaar u ah iney qabtaan doorasho qof iyo cod ah 16 bil gudaheed, hade waa doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux . Dhimashada dadkaasi oo ka dhacday degmada Oregon ee magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Dhaxeeya Soomaalida Iyo Oromada Oo Ka Furmay Jigjiga Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo xoojinta iyo iskaashiga deegaannada Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergo aad u badan. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo uu ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Injineer Yariisow Oo La Keenay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Dhaqaalaha Soomaaliya Ma Jiri-doono Kobac, Xasan Sh. Ayaa Ka Dhaqaale Fiicnaa Farmaajo Hey’adda Lacagta adduunka (IMF) ayaa todobaadkan waxaa sheegtay in kobaca dhaqaalaha iyo waxsoosaarka Soomaaliya aanu isbadaleyn sanadkan, oo uu ahaan-doono 2.9 boqolkiiba, waase haddii ay da’aan doorababka la filayo dhammaadka…