2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaaliland Ayaa Is ka Fogeysay Eedeeymo Seychelles u Soo Jeedisay Soomaaliland ayaa is ka fogeysay eedeen ay u soo jeedisay dowladda seychelles oo la xiriirtay maxaabiis burcad badeed aha oo dhawaan ay sii deysay Soomaaliland. Xildhibaan Axmed maxmed Diiriye Nacnac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Habraaca Shirka dib u Heshiisiinta Beelaha Galmudug Oo La Soo Saaray Guddiga qaban qaabada Shirka Beelaha dega deeganada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray habraaca Shirkaasi uu socon doono iyo waxa looga baahan yahay ka qeyb galayaasha shirka. .Xubnaha Guddiga ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magalada Baydhabo Wafdigaan Maanta gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka wasaaradda boostada, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada DFS Eng, Cabdi Canshuur Xasan. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Shaati Gaduud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Diyaar-garowga Doorashada Jubbaland oo Si Habsami Leh U Socota Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegaya in si habsami leh u socota diyaar-garowga doorashada lagu wado iney bishan ka dhaco magaalada xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka La Tukaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo boqolaal kamid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Masjidka Shuhadada magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka u Diray Hambalyo ku Aaddan Munaasabadda Ciidda Carafo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan barakeysan ee bisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhamaan Caalamka Islaamka Oo Maanta Laga Ciidayo Waxaa maanta dhamaan caalamka islaamka ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxa ee sanadka 1440, ayadoo dunida laga dareemayo farxadda ku aadan maalmahaan qiimaha ugu fadhiyo dhamaan umadda Muslimka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Dib u Furay Dugsigii Sare Ee Magaalada Xududr Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dastuurka Itoobiya iyo Qodob Meel Uga Dhacaya Qaranimmada Soomaaliya Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in magaca deegaanka laga dhigo “Somali Regional…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose wuxuu kusoo bandhigay Laba nin oo la sheegay iney ka mid ahaayeen Xarakada Al-shabaab. Laamaha ammaanka ayaa raggan magacyadooda ku…