1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaflad Soo Dhoweyn ah Oo Hindiya Loogu Sameeyay Danjiraha DFS u Magacaawday Dalkaasi Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Laga Qabo in Wabiga Shabeelle ku Fataho Xaafado ka Kirsan Jowhar Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ayaa la soo deristay cabsi ku aadan in Wabiga Shabelle ku fataho xaafado ka tirsan magaalada, kaddib markii uu Wabigu aad u biyo keenay. Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Madoobe iyo Wafdiga Beesha Caalamka? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Beesha Caalamka oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxaa kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP. Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii ay u ogaan lahayeen Xaaladaha Kajira Deegnaadda Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boob Loo Geystay Xarumo Ganacsi Oo Ay Soomaali Ku Lahaayeen Koonfur Afrika Burcad Madow Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay boob xooggan kula dhaqaaqeen dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Boobkan ayaa ka dhacay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburg , waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha, Guddigga Dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo,Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusamareeb. Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee laga fidiyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Socda Labada Gole Ee BF Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta gaaray xarunta dowlad goboleedka Jubbaland xildhibaanno ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka. Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada oo ka Furmay Baydhabo Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed. Shirkan oo looga hadli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xafladda Dhaarinta Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland Waxaa hadda si habsami leh magaalada Kismaayo uga socota xafladda dhaarinta baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Munaasabadda waxaa gobjoog ka ah xildhibaanno ka tirsan labada gole ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Ay Gool FM Ka Sameysay Nadaafadda iyo Islaamka Nolol caafimaad oo bad-qab leh waxay ka suurta geli kartaa deegaan nadiif ah oo la diyaariyay, taasna waxay ka suurtageli kartaa marka ay bulshadu garowsato nadaafadda deegaanka isla markaana u…