2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulista Duqa Muqdisho: Maxay Tahay in Looga Deydo London, Paris, New York ama Nairobi? Waxaa socdo dadaalo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku xulayo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Duqa Muqdisho waxaa uu hadda ku yimaadaa xulista madaxweynaha, laakin waxaa jirtay xilli…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mareykanka: Siyaasiga Cali Jaamac Maxamed Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Jubbaland Cali Jaamac Maxamed, oo ah siyaasi, madaxna ka ah “Somali American leadership council”, oo ku nool gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu wareysi dhinacyo badan siiyey Goobjoog News, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Horyimid Guddi Uu Magacaabay Dani Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga soo horjeestay guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee uu magacaabay madaxweynaha maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shirka Istaraatiijiyadda Wacyigelinta Qaranka Ee Muqdisho Wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ah ayaa casuumaad u dirtay kuwa dowladaha xubnaha ka ah, ujeedka ayaa lagu sheegay shir wasiirrada warfaafinta ee dowladda federaalka ah iyo xubnaha ka ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogga Dalka Oo Hawlgal Ka Fuliyey Deegaanka Camaara Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa la sheegayaa in saaka hawlgal qorshaysan ay ka wadaan deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaas oo lagu qabtay dad la shaqaynayey Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddiga Ku-meelgaarka Ah Ee Doorashooyinka Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland.Markuu arkay: Qodobka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland oo Doortay Guddoomiye Doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayey baarlamaanka maamulkaasi ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Dhacaysa Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu qabto doorashada guddoonka baarlamaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland. Sida ku xusan jadwalka doorasho ee guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo Mar Kale Dib u Dhacay Waxaa uu dib u dhac ku yimid shirkii dib u heshiisiinta ee lagu waday inuu ka furmo Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wararka ay Goobjoog News heleyso waxaa kale oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magaalada London oo ka Qeyb Galay Tacsi iyo Baroordiiq loo Sameeyay Marxuum En. Yariisow Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Qoyska Marxuum Yariisow oo uu hoggaaminayay wiilkiisa Maxamed Cumar Yariisow, qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida ku nool UK. Duqa magaalada London Sadiiq Khan…