1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Yariisow oo Marinnada Loo Xiray Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka socota dhaq-dhaqaaqa diyaar garowga aaska guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho marxuum Cabdiraxmaan Yariisow, kaas oo la filayo in la soo dejiyo saacadaha soo socda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Mursal iyo Abshir Axmed oo Ka Qeyb galay Xuska Aasaaska Puntland Magaalada Garoowe ayaa looga dabaal degay xuska sanad guurada 21-aad ee Asaaska doowlad goboleedka Puntland, waxaana ka qayb galay Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Guddoomiye Yariisow Oo Geeriyoodey Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhintay Allaha u naxariistee, Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho, Injineer C/raxmaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: 7 Sabab Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Qasbey Inuu Celiyo Dhalashada Mareykanka! Madaxweynaha JF ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu dib u celiyey dhalashada Mareykanka, halkaasi uu ku waayey xuquuqdii muwaadinnimada Mareykanka. Inkasta oo ay soo daahday waa tallaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo Oo Celiyey Jinsiyaddii Labaad Ee Uu Ka Haystay Maraykanka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa celiyey Jinsiyaddii Labaad ee uu ka haystay dalka Maraykanka. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa sidan u qornaa: Maanta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegyo Ka Socda Puntland Guud ahaan deegaannada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxaa maanta looga dabaaldegayaa 21-sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska maamulkaasi. Munaasabado aad loo soo agaasimay ayaa ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Bakool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwo taabacsan Sheekh Mukhtaar Roobow oo u xiran DFS iyo Al-shabaab oo dhan ah ayaa ka dhacay deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha KG&Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh Oo Si Wadajir ah Xarigga uga Jaray Xarunta Cusub Ee Wasaaradda Tamarta Ee KG Madaxweynaha Dowlada Goboloeedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicaziiz Laftagareen iyo Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha DFS Fowziyo Maxamed Sheekh ayaa siwadajir ah Xariga Uga Jarey Xarunta Cusub ee Wasaarada Tamarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib-u-dhis ku Sameeyey Xarunta Waaxda October Ee Deg/Waaberi. Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle (Ibrahim-Dhere) ayaa xariga ayaa ka jaray xarunta Waaxda saddexaad ee October Degmada Waaberi oo dib-u-dhis lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare Oo Xirmay, Akhriso Waxqabadkooda? Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta galay fasax 2 bil ah, kadib markii uu xirmay kalfadhigii 5aad. Kulan ay xarunta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah…