Somaliland Oo Ka Jawaabtay Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Somaliland ayaa jawaab kasoo saartay guddi wada hadal uu shalay magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Somaliland ayaa sheegtay in guud ahaan aysan aqbali doonin in ay la fadhiisato guddiga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Ee Baled-weyne Kulankaan oo guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cusmaan Barre Maxamed uu la qaatay qaar kamid ah Odoyaasha, Siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada ee Magaaladda Beled-weyne ayaa waxaa uu ahaa mid looga…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaabbilay Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka sare , Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya , Benjamin James Fedner; iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee Dowlad gobolleedyada…
1 daqiiqo Akhriso: Shuruudo Lagu Xiray Murashaxiinta Madaxtinnimada Jubbaland Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Soomaaliyeed Jubbaland,ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo mursharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynanaha Jubbaland. Warqad qoraal ah oo ka so baxday xafiiska guddiga…
3 daqiiqo Wax Ka Baro, Taariikhda Shakhsiyaadka uu Farmaajo u Magacaabay Wada Hadallada Somaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa arbacadii wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Ugu horeyn, taliyahii hore ee ciidanka…
1 daqiiqo Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Dani Oo Xilal Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Markuu…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Soomaaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Cusub Ee Gobalka Hiiraan Oo La Kulmay Hay’adaha Samafalka Ee Ka Howlgala Gobalka Guddoomiyaha Cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraalle ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu kula kulmay Hay’daha ka howlgalla deegaanada gobolkaasi Hiiraan. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku baranayeen guddoomiyaha…
2 daqiiqo Yaa Hortaagan in Doorashada 2020-ka Aaney Weji Yeelan? Iyada oo sanad iyo bar uun naga xigto doorashada guud ee 2020-ka ayaa waxa aanan muuqan weji loogu hagaago iyo hannaan sax ah oo la isku ogyahay taas oo keeni…