1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaqiiq: Tirada Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda Federaalka Ah iyo Puntland Oo Isku Mid Ah Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee dowlad goboleedka Puntland Jaamaca Faarx Muuse ayaa sheegay in shaqaalaha Puntland inta badan la diiwaan galiyay loona sameeyay kaarar aqoonsi ah. Mudane Jaamaca Faarx…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii 2aad: Wararka Shirka Garoowe Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii 2aad shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleeyda iyo maamulka gobolka Banaadir. Ajendaha shirka lama soo bandhigin, waxaana socdo wadatashiyo u dhaxeeya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Dadka Ku Dhici jiray Shaatiga Ciidamada Amniga oo La Xukumay Dable Axmed Maxamed Xuseen oo katirsan ciidamada amniga gaar ahaan boliska ayaa siyaaba kala duwan dhac ugu geystay dad rayid ah oo uu u galay waddada xilliya kala duwan qeyba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka DFS Oo Sheegtay Inuu Yaraaday Dhimashada Hooyada Iyo Dhallaanka Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Saciid oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa wuxuu sheegay in sanadahan dambe ay aad u yaraadeen dhimashada hooyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Fariin u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda (Sawirro) Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ahay ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Danjire Hamdi Loza,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Koowaad Ee Ramadan Oo Maanta La Sooman Yahay Maanta oo Isniin ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka ah waxaa laga sooman yahay maalinta Koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barri Oo Laga Soomayo Soomaaliya iyo Guud Ahaan Dnida Muslimka ah Maalinta barrito oo ah maalinimo Isniin ah ayaa laga Soomayaa iyo dunida Muslimka ah ka dib markii bisha Ramadaan cawa laga arkay gobalada qaar ee dalka iyo inta badan dunida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Shirkan waxaa furay madaxweynaha dowladda federaalka ah, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo Oo Maanta Booqanaya Hargeisa Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Hargeisa, Obasanjo waxaa uu madax ka yahay hey’ad fadhigeedu yahay Koonfur Afrika ee Brenthurst Foundation. Brenthurst Foundation ayaa…