1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ku Amray Ciidamada Amniga Iney Kordhiyaan Shaqadooda Inta lagu Guda Jiro Ramadaanka Dhageyso wasiirka wasaaradda amniga maamulka Jubaland oo sheegay in inciidanka looga baahan yahay in shaqada ay hayaan ay laba jibaaraaninta inta lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan lana dagaalamaan wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan ka Tirsan Dalka Sweden oo Sheegay iney Dhexdhexaadinayaan Soomaaliya iyo Somaliland Somaliland ayaa Soo jeedisay in dalka Sweden u ka qayb qaato dhexdhexaadinta wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, oo dhowr sano hakad ku jiray. Wasiirka horumarinta maalgashiga ee Somaliland mudane Maxamed Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SWITZERLAND OO WADAAD MUSAAFURISAY. Wadaad Muslim ah oo sannadkii 2017 lagu helay falal uu ku kicinayo rabshado dalka Switzerland ayaa ugu dambeyn la musaafuriyey kaddib markii la caddeeyey in dhalashadiisu tahay Soomaali. Ninkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Thabit Cabdi Oo Goobjoog Uga Warramay Ujeeddada Xisbiga uu Diiwaan-geliyey Ee PPP Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta diiwaan-geliyey xisbi siyaasadeed cusub oo la magac baxay xisbiga awoodda shacabka (People’s Power Party). Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaran Xaliima Ibraahim Ismaaciil ayaa shahaadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Wax Walbo Oo Ku Saabsan Shirka Wadatashiga, Yaa Joogo, Yaase Maqan?! Magaalada Garoowe ee caasimadda u ah dowlad goboleedka Puntland ayaa la filayaa in uu ka biowdo shirka wadatashiga dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah. Shirkan uu todobaadkii hore ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MADXAF AY LEEYIHIIN SOOMAALIDA CANADA OO LA FURAYO. Koox ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada ayaa qorsheyneysa inay ka hirgeliso dalkaas Madxaf lagu keydiyo taariikhda iyo dhaqanka bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raiisalwasaare Kheyre iyo Wafdi uu Hugaaminayay oo Maanta Gaaray Garowe Ra’iisul Wasaaradaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Soo dhoweynta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka XISBIGA WADAJIR: WAR-SAXAAFADEED. Tir: XW/24/2019 03/05/19 Faafin Degdeg ah: WAR-SAXAAFADEED Xisbiga Wadajir wuxuu canbaareynayaa go’aanka ay Dawlada Federaalka ahi ku afduubtay doorashooyinka Dalka. Sharciga Doorashooyinka ee ay xukuumaddu ansixisay waa mid inta badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMNESTY INTERNATIONAL: WAR-SAXAAFADEED. Isagoo ka jawaabayey warkii wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Mareykanka ay u gudbisay congresska kaasoo ahaa hawlgallada ciidanka Mareykanku ay u geystaan dadka rayidka ah ayaa Daphne Eviatar oo ah agaasimaha…