1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ku Wajahan Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay gaaraan qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada. 2-da bishan May oo ku beegan maalinta berri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayeey ciidanka ku baarayeen guryaha iyadoo sidoo kalena la baarayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Puntland Oo Soo Bandhigeysa Rag Kufsi Geystay Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi. Aamino Cismaan Xaaji oo ah wasiirka wasaaraddaasi ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa Cabdalla Shideeye ee Bakaaraha, kaasi oo durba lagu guuleystay in la damiyo. Xarun ganacsi oo halkaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Raiisalwasaare Xasan Cali Kheyre Oo Kormeer Ku Tegay Xarun Wasaarad Iyo Saldhig Ciidan Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xukuumadda federalka ee Soomaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeer ku tegay xarunta wasaaradda maaliyadda iyo saldhigga booliiska degmada Xamar Weyne ee gobalka Banaadir. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir: Dil Toogasho Lagu Xukumay Dad Si Heybsooc Ah Marxuum u Gubey Maxkamada gobolka Banaadir ayaa goordhow xukun dil ah ku riday saddex eedeysane oo loo heysto in ay dileen kadibna gubeen Axmad Mukhtar Saalax (Axmad Dowlo). Eedeysanayaasha dilka lagu xukumay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo hadal…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Xasan Maxamed Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof rayid ah oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Cali Saciid: Madaxda Dowladda Ha Ogolaadaan In Siyaasiyiinta Ku Shiraan Muqdisho Aqoonyahan Cali Saciid Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay in siyaasiyiinta u ogolaato iney shirar ku qabsadaan magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dhallinyaro Ku Xiran Tanzania Oo Baaq u Diray DFS Ehlada dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Tanzania ayaa ka codsaday DFS in loo soo daayo dhallinyaradaasi. Dadkan oo soo booqday Goobjoog ayaa sheegay in dhallinyaradan ay aad u dhibban…