1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Iyo u Diyaar-garowga Ramadan Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa ay wadaan diyaar garow ballaaran oo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadan oo maalmo qura inaga xigaan. Xarumaha ganacsiyada ee magaalada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Sheegay In DFS Daacad Ka Ahayn Dhammeystirka Dastuurka Qabyada Ah Daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo ka mid ah xildhibaannadii hore ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo aanay daacad ka ahayn dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Daqare “Madaxda Soomaalida Khilaafkooda Haku Xalliyaan Dalka Gudahiisa” C/raxmaan Daqare oo ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ugu baaqay madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed in wax walbo oo ay kala tabanayaan muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani “Puntland Waxay Walwal Ka Qabtaa Habka Wadashaqeynta Iyo Dalka Sida Loo Maamulayo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay qabaan walwal xooggan oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Wuxuu sheegay iney ka walwalayaan habka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadihii Jawaari, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Ee Xafladda Daah-furka Xisbiga Himilo Qaran Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacdey xafladda daah-furka xisbiga Himilo Qaran, waxaana ka soo qeyb galay xisbiyada siyaasadda iyo mas’uuliyiin ka socotay beesha caalamka. Aden Madoobe oo horay u soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Cusub Oo Maanta Ku soo Biirey Golaha Shacabka Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Shacabka Oo u Baaqdey Kooram La’aan Kulankii maanta ee golaha shacabka BF waxaa yimid ilaa 128 xildhibaan, taas oo ka yar tirada loogu talo-galay inuu kooramka ku furmo. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo kulanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Hormuud Iyo Somtel Oo Qiimo Ahaan Qalabka Ay Kenya Ka Burburisay Ku Sheegay $2,493,410,76 Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Laga Qabanayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Karaash Oo Amray in La Fuliyo Xeerka Kufsiga Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland ahna ku-simaha madaxweynha mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray hirgelinta iyo fulinta xeerka kufsiga, iyada oo la tixraacayo go’aankii kasoo baxay shirkii golaha xukuumadda ee…