2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khilaafka Doorashada Ee Xibsiyada Ka Dhisan Somaliland Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxa ay la kulmeen labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid, ayaga oo kulanka ay albaabadu u xirnaayeen, Saxaafaduna dibad joog ka aheyd, wararka ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho oo amray in lagu banneeyo muddo labo asbuuc ah Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku yaalla degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Al-shabaab ahaa oo isku soo Dhiibay Ciidammada Dowladda Dowladda federaalka ah gaar ahaan ciidammada ku sugan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay iney isku soo dhiibeen rag ka tirsan Al-shabaab Labadan horjooge ayaa magacyadooda lagu kala sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Asmara: Farmaajo Iyo Afwerki oo Kulmay Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Asmara kadib lugtiisa caasimadda Masar ee Qaahira. Farmaajo waxaa soo dhoweeyey dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, waxaana u bilowdey wada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Oo Isku Garab Waddo Labo Sharci Oo Xagga Shidaalka Ah! Djibouti waxaa todobaadkii hore ka dhacay shir lagu soo bandhigay wax ka bedelka sharciga 2008, kaas oo ay sameeyeen koox ka socotay wasaaradda batroolka iyo macdanta. Sharcigan cusub ee wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabdi Qaasim: Haddii Dowladdu Wax Ka Qaldan Yihiin Halla Toosiyo Madaxweynihii TNG-da Cabdiqaasim Salaad Xasan oo talaaladii magaalada Qaahira kula kulmay Madaxweyne Maxamed Cabdullah Farmaajo ayaa sheegay in ay ka wada hadleen xaaladda dalka, sidii wax loo qaban karo, isaga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso:- Bayaanka Ka soo baxay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed Waxaa Muqdisho talaadadii lagu soo gabagabeeyey Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ku saabasanaa (Kaalinta Culimada Ee adkaynta Amniga & Dhab-U-Heshiinta Dalka). Halkan Ka Akhriso, Bayaankii Ka Soo Baxay? Wasaaradda Awqaafta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qaadacay Shirka Culimada Ee Muqdisho (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa gabi ahaanba qaadacay shirka Culimada ee ka socda magaalada Muqdisho ee casimadda dalka. Xubnihii Galmudug ku matalayey shirkan ayaa isaga baxay, kadib markii ay sheegeen in wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Gaandi: Maqaamka Muqdisho In Laga Hadlo Waa Waajib (Dhageyso) Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa siyaasiyiin shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo laga doonayo iney caddeyso maqaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan. Shirkan ayaa…