1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Ku Baaqay In Lasoo Dhiso Xukuumad Cusub (Dhageyso) Qaar kamid ah Axsaabta siyaasadda ee dalka iyo xildhibaanno ayaa sheegay in xukuumad cusub loo bahanyahay xilligan kadib shir ay ku yeeshay Magaaladda nairobi ee dalka Kenya. Shirkan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Muqdisho Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen xaafadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ciidanku howlgalkaan ku qabteen Boqolaal dhallinyaro ah, kuwaasi oo la isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Saraakiil Ciidan Oo Sheegay In Ay Hub Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Al-shabaab ay hub badan ku qabsadeen. Gaashaanle Dhexe Cismaan Sheekh Cabdi oo ah abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Gaadiidley Cabasho Ka Ah Canshuur Lagu Kordhiyay Qaar ka mid ah gaadiidleyda ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho waxa ay ka yihiin lacag canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Waxay sheegeen in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada. Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: In Beesha Caalamka Loo Tago, Lagu Dacweeyo taasi Dumin weeye Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa oo maanta ka hadlayey kulan culimada Soomaaliyeed ah oo ku saabsan amniga iyo dib u heshiisiinta ayaa sheegay sida uu u arko in mucaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Ciidanka DFS Oo Howlgallo Wada (Dhageyso) Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Labada qarax lala eegtay askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxyadan ayaa ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dab Ka Kacay Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo, Mudug (Dhageyso) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo saakay ka kacay bakhaar hubka lagu keydiyo kaasi oo ku yaalla deegaanka Docol ee gobolka Mudug. Dabkan oo loo maleynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ilowday Agoontii Xoogga Dalka (Dhageyso) Dowladda federaalka ayaa u muuqata mid aan weli waxbo ka qaban cabashada ay soo jeediyeen agoonta ciidanka xoogga dalka oo muddo Afar bil ah aan wax gunno ah ka helin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Beled Xaawo Oo Ka Cabanaya Xadka Ay Kenya Xiratay Waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodka ganagsiga iyo dadka dagmada Balad-xaawo iyo Kenya ka dib markii dowladda Kenya ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Zaytuun Maxamed Cali oo ka…