1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuq Bacaad Koox hubaysan ayaa Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid waxa ay maanta ku dileen nin ganacsade ahaa oo ka mid ahaa dadka Suuqa ku shaqeysta. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Suuq…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Olole Ka Dhan Ah Xaalufinta Dhirta Oo Ay Ciidamadu Gacan Ka Geysteen Dadka ku nool deegaanka Xudun ee gobalka Sool oo kaashanaya wasaaradda deegaanka oo gacan ka helaya ciidama Milatariga Soomaaliland ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoos taga dagmada Xudun, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeysay Qabyaalad, Eex iyo Tixgelin La’aan Arrimo Banii’aadnimo Qoraal ay soo saareen dowlad goboleedka Hirshabeelle, oo ay heshay Goobjoog News waxaa ku xusan in ay qaadaceen go’aan ka soo baxay wasaaradda gargaarka, gaar ahaan barnaamij la xiriira arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan. Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Qoysas Ka soo Qaxay Sabiib iyo Caanoole Oo Qaarkood u Dhintay Shuban Biyood Qoysas dhowaan ka soo barakacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole Gobalka Shabeelaha Hoose oo soo gaaray dagmada Kaxda ee gobalka Banaadir kaam ku yaala waaxda 3aad ayaa ka cabanaya xanuuo faro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Guddiyada Amniga iyo Difaaca Oo Warbixin Laga Sugayo Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa guddiyada amniga iyo difaaca faray iney warbixin ka soo diyaariyaan kulankii shalay uu golaha la yeeshay hey’adaha amniga. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle: Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis. Arrintan ayaa saameysay wasiirrada iyo safiirka Itoobiya. Halkan Ka Soo ka Akhri Wareegtada: Wareegto Madaxweyne Xil ka Qaadis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Annagu Ma nihin Keligiis Taliye…. Haddana ummada Soomaaliyeed waa na Taageersan Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo sabtidii ka hadlayey ayaa ku doodey in dowladdiisa aaney kaliigii talis aheyn, isla markaana uu ku yimid rabitaanka umadda. Farmaajo oo arrintaasi ka hadlayey…