3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Lagu Soo Daayey Maxbuus 84 Maalin Xirnaa?!! Hey’adaha garsoorka dalka ayaa maanta soo daayey Cabdi Salaam Xuseen Muuse oo saaka ay xaaskiisa u sheegtay warbaahinta Goobjoog inuu iska xirnaa muddo 84 maalin ah. Saynab Xasan Maxamed oo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekada Bajaajlihii La Dilay, Cayaar-yahan Ayuu Ahaa, Akhriso Sida uu Bajaajta Ku Helay Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqaatiir U Dhashay Cuba Oo Lagu Afduubtay Dalka Kenya. Koox hubeysan ayaa ku afduubtay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba meel u dhaw xuduudda Kenya ay la leedahay Soomaaliya maanta oo Jimce ah waxaana xilliga la afduubanayey dhaqaatiirtaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Oo Mareykanku La Beegsaday Alshabaab. Militeriga dalka Mareykanka ayaa ka fuliyey duqeyn dhanka cirka ah koofurta Soomaaliya iyagoo beegsanaya xarrakada Alshabaab oo ah koox ka dagaallanta geeska Africa gacan saarna la leh AlQaeda. Duqeynta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir oo 30 Kadib Xukunka Laga Tuurey Madaxweynihii Suudaan Cumar Albashiir ayaa la sheegayaa in xilka laga tuuray kadib 30 sano uu dalkaasi ka talinayey. Al-bashiir waa 75 jir, waxaa uu dalkaasi afgambi ku qabsaday 1989-kii, isna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Oo Aqalka Sare Ka Akhrineysa Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan caadi ah ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay xaadir yihiin ilaa 30 Senator, waxaa guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Caqabado Horyaalla Guddoomiyaha Cusub Ee Bankiga Dhexe Falanqeeyayaal dhanka dhaqaalaha ah ayaa sheegay iney jiraan caqabado badan oo xilligan horyaalla guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe. Waxa ay sheegeen in waxyaabaha ugu horreeya ee loo baahan yahay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dastuurka Ee Ka Dhacay Kismaayo Waxaa caasimadda dowlad goboleedka Jubbaland ee Kismaayo talaadadii lagu soo gabagabeeyey shir Wadatashi ah oo socday muddadii u dhexeysay 7 ilaa 9 Abriil 2019. Shirka waxaa isugu yimid Hay’adaha Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Sheegay In DFS Ku Leeyihiin $7 Milyan (Dhageyso) Siyaasiyiin iyo ganacsato ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin lacag dhan 7 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, islamarkaana aanay jirin wax laga siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Oo Xafiis Ka Furanaya Kismaayo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay soo xulista xubnaha guddigan ku matali doona deegaannada Jubbaland. Xaliimo Ismaaciil Yarey oo ah guddoomiyaha…