1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa in Xuquuqaha La Leeyahay La Kala Helo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya looga baahan yahay dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo u Safraya Mareykanka Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheye ayaa saacadaha soo socda u safraya dalka Mareykanka. Waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha dowladda federaalka ah. Ujeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo 3 Xildhibaan Wasiirro Ka Dhigey, 50 Xildhibaan in Ka Badan Ayaa Xukuumaddiisa Ku Jirta Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Xasan Kheyre ayaa maanta waxaa xukuumadda ku daray 3 xildhibaan. Xubnaha La Magacaabey: Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Sadiiq Xirsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Xamarjabab Oo Shaqada Laga Joojiyey Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in sababta ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Isugu Yeeray Golaha Amniga Qaranka Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan isugu yeeray golaha amniga qaranka, kaas oo lagu wado inuu dhaco dhammaadka April. Lataliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa bartiisa Twetterka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gabreab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Africa Ee Mareykanka Oo Qiray In Duqeymo Dhinaca Cirka Ah Ay Ku Dileen Dad Shacab Ah. Talisk Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa qiray in duqeyn cirka ah oo sannadkii hore lagu bartilmaameedsanayey kooxda Alshabaab ee Soomaaliya lagu dilay laba qof oo shacab ah waxaana jirta in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo La Magacaabey Waxaa goordhow la magacaabey guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi oo ah khabiir xagga maaliyadda ah. Sida ku cad taariikh nololeedkiisa waxaa uu ku soo biiray wasaaradda maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Haweenka Aqalka Sare oo Doortay Guddoon cusub Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Murashaxiinta Ku guuleeystay Xilika kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Isgaarsiinta Oo La Farey Iney Isku Ku Furaan Shabakada Isgaarsiinta Hey’adda isgaarsiinta qaranka ayaa fartay shirkadaha isgaarsiinta iney isu furaan shabakada isgaarsiinta, taasina ay tahay waajib. Qoraalka ayaa ahaa sidan: Iyada oo la dhaqan-gelinayo qodobka 49aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka…